DAAWO Heeso Waddani ah oo Midhahooda lagu sargooyey Maalinta Qaranimada Somaliland 18 May
DAAWO Heeso Waddani ah oo Midhahooda lagu sargooyey Maalinta Qaranimada Somaliland 18 May HALKAN KA DAAWO
Fanaaniinta Hodan Cabdiraxmaan iyo SIR Mohamoud oo Wacdaro ka dhigay Xafladda 18-May ee dalka Maraykanka
Fannaaniinta Sir Mohamoud iyo Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa ka qayb-galay Xaflad ballaadhan oo Waddanka Maraykanka, ayaa Wacdaro ka dhigay bandhig-fanneed ay ku soo bandhigeen...
Daawo: Heeso loogu talo-galay 18 May iyo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska
Maalinta Berri ah waxa dhammaan gobollada iyo Degmooyinka Somaliland laga Xusayaa Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May oo ah sannad-guurada 24aad ee ka soo...
Daawo Wacdarihii Caawa iyo Xafladihii Dabaal-degga 18 May ee Magaalada London iyo guud ahaan UK
London (SLpost)- Magaalooyinka waaweyn ee dalka Britain, ayaa shalay iyo ilaa Xalay lagu qabtay munaasibado waaweyn oo Jaaliyadda Somaliland ee dalkaas ku nooli ugu...
Wasiir Xirsi Oo Sheegay Inaanay Weli Ku Guulaysan Baadi-goobkoodii Baahida Maal-geshi Ee Dekeda Berbera
Hargeya, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka warbixiyay kulamo ay la yeesheen isaga wefti wehelinayaa shirkado ajaanib ah oo...
Hargeysa: Dhisme Ganacsi Oo La Daah-furay Iyo Masuuliyiin Kala Duwan Oo Hadallo Ka Jeediyay
Hargeya, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan guddoomiye ku-xigeenka xisbigaas iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa...
Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Argagixisnimo Ugu Xidhan Minnesota Oo Qorshe Damaanadeed Loo Raadinayo
Minneapolis, (SLpost)- Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykan ayaa dedaal ugu jira sidii xabsiga looga soo saari lahaa lix dhalinyaro soomaali ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

