HomeMaxkamad Eedaysane Kala Doorransiisay Xabsi Ama In Uu Iibsado Garanka Kooxda Kubadda...

Maxkamad Eedaysane Kala Doorransiisay Xabsi Ama In Uu Iibsado Garanka Kooxda Kubadda Cagta Bayern Munich

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Berlin (SLpost)- Garsoore u dhalatay dalka Jarmalka ayaa dhowaan go’aamisay xukun aad uga duwan ka caadi ahaan looga bartay garsoorka, kadib markii loo keenay dacwadda laba nin oo taageerayaal u ahaa kooxda kubadda cagta ee 1860 Munich ee dalka Jarmalka oo garaacay nin kale oo isagu taageera kooxda Bayern Munich oo kooxdan ay cadaawad ciyaareed oo soo jireen ahi ka dhaxayso, waxa aanay xukuntay in labadan eedaysane ay dhibbanahau soo iibiyaan laba garan oo ah kuwa ay ku ciyaarto kooxda kooxda Bayern Munich oo dhibbanuhu taageero, isla markaana ay siiyaan lacag u dhiganta 540 doolar oo magdhow ah, haddii kale ay 15 bilood oo xabsi ah doortaan.

Garsoorahan oo ah gabadh lagu magacaabo Karin Jung ayaa sheegtay in maadaama oo aanu eedaysanuhu dhib badan qabin ay markii hore diyaar u ahayd in xukunka ay u khafiifiso dhibbanayaasha, laakiin markii ay ka dhego adaygeen in ay qirtaan in dembi ay galeen isla markaana ku adkaysteen in aanay sheegayn nin saddexaad oo kula jiray dembiga ay go’aamisay in ay xukunkan adag ku riddo.

Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Euro Sports oo laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa intaas ku dartay in qareenka labada eedaysane uu sheegay in cabsi badan oo marka hore ay ka qabeen in uu ku dhaco xukunka xabsiga 15 bilood ah oo keliyi ay aad u farxeen markii la isu barbar dhigay kala doorashada labadan xukun, sidaa awgeed ay markiiba ku ordeen suuqa si ay dhibbanaha ugu soo iibiyaan laba garan oo ah kuwa ay ku ciyaarto kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalku. Si kastaba ha ahaato ee labadan eedaysane ayaa la sheegay in ay u arkayeen in garsooruhu uu ku adkeeyey xukunka. Dhinaca kalana dhibbanaha ayaa aqbalay xukunka maxkamadda waxa aanu qaatay garamaantii loo soo iibiyey

Xigasho Geeska Afrika.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories