HomeUrurka EPRDF Ee Ka Taliya Itoobiya oo Raysalwasaaraha Dalkaas Doortay

Ururka EPRDF Ee Ka Taliya Itoobiya oo Raysalwasaaraha Dalkaas Doortay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis ababa(SLpost)-Ururka EPRDF ayaa mar kale u doortay guddoomiye, Hailemaraim Desalegn, oo ahaa guddoomiyiihii hore ee ururka iyo raysal-wasaaraha dalka. Xilka loo doortay hogaamiyaha ayaa si toos ah uga dhigaya raysal-wasaaraha dalka.

Haielmaraim oo raysal-wasaarha ka ahaa dalka Itoobiya tan iyo 2012-kii ayaa hore u ahaa raysal-wasaare-xigeen iyo wasiirka arrimaha dibada.

Geeridi Meles Zenawi kadib ayaa si ku meel gaadha loogu magaacabay raysal-wasaare, balse waxaa xilka rasmi looga dhigay bishii Sebtember 2012-kii kadib markii loo doortay gudoomiyaha EPRDF.

Raysal-wasaare Hailemariam Desalegn ayaa hore guddoomiyey uga ahaa ururka ay leeyhiin qoomiyadaha koonfurta Itoobiya. Sidoo kale, shirka EPRDF ayaa lagu doortay guddoomiye-xigeen, iyada oo xilkan loo xushay Demaqe Mokennon oo isna ahaa guddoomiye-xigeenkii hore ee ururka EPRDF.

Labada masuul ee jagooyinka ugu sareeya ee uruka loo magaacabay ayaa ka soo kala jeeda qoomiyadaha shucuubta koonfureed iyo Axmaarada. Wakaaladda wararaka ee WIC ayaa tibaaxaday in 161 xubnood ay codeyeen, iyada oo 157 xubnood ay doorteen guddoomiye Hailemaraim.

Ururka ayaa horey u doortay gudiga fulinta oo ka kooban 36 xubnood iyada oo 4-ta urur ee ka bahoobay EPRDF mid kasta soo doortay 9 xubnood.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories