Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Meherkii Baaqday! Qormadii 5aad.

  Waxa la gaadhay Beertii sawirada in lagu galo ay ahayd, diyaar garoobe midba kooxdii la socotay hubsay inuu u labisan yahay si quruxbadan, gacmaha...

Faallo:Saamaynta Qurba-Joogtu ku Leedahay Tahriibta

  Marka aan soo qaadano Mowduucan Tahriibka waa Mid leh dhinacyo badan u baahanayana inaan u soo qaadano Mid mid ,mid walbana Gaarkiisa u gorfayno...

Sheeko Kale: Sidii Ubixii

Ubax qurux iyo udgoon badan baa ka soo baxay meel meel abaari ku raagtay. Dadkii meesha deganaa ubixii aad buu ugu riyaaqay.   Ubixi markii uu...

Bilawgii Hijrada

  Kun afarboqol toddoba iyo soddon (1437) sanadood baa laga joogaa dharaartii Sayidka Ilma Aadam baxsad iyo dhuumasho kaga baxay Maka. Tolkii ayaa baadidoon dil...

“Ninka Yidhi Hargeysa Biyo Wada Cabi Mayso, Bari Hadduu Madaxweyne Noqdo Muxuu Innagu Samayn..?” Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid

    Hargeysa(SLpost)-Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo shalay shir jaraa”id ku qabtey magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu u Quus gooyey Musharax...

Baaqa Kaadhadh Qaadashada Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Khilaaf Ka Dhex Dhalliyay Garabyada Xisbiga

  Hargeysa(SLpost) - khilaaf hor leh ayaa shalay ka aloosmay talaabo uu Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye warbaahinta uga tabiyey xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga...

YURUB: Qiimaha Lagu Daawado Ciyaaraha Oo Hoos Loo Dhigay

  Qiimaha lagu daawado ciyaaraha kubadda cagta ee kooxaha ugu heerka sarreeya Yurub ayaa hoos u dhacay sanadkii la soo dhaafay, iyadoo qaar ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img