Qadar Oo Deeq Waxbarasho Siisay Wiilkii Yaraa ee Hal-abuurnimadiisu Dunida soo Jiidatay
Doha (SLpost)- Wiilkii Muslimka ahaa ee dalka Maraykanka u dhashay, balse asal ahaan Suudaaniga ahaa, loona xidhay bishii September saacad uu gurigooda ku sameeyey...
Falastiini Gaadhi Nafta Kaga Jaray Nin Yuhuudi ah
Qudus (SLpost)- Nin u dhashay dalka Falastiin, ayaa taayirka baabuur weyn oo kuwa xamuulka ah u adeegsaday inuu qudha kaga jaro nin Yuhuudi ah,...
Suxufiyad ka Tirsanaan Jirtay BBC oo Maykeeda Suuli Laga Dhex Helay
Istanbul(SLpost)- Suxufiyad hore uga tirsanaan jirtay BBC-da oo la yidhaa Jacky Sutton, ayaa maydkeeda laga helay isagoo yeela suuli ku yaala madaarka magaalada Istanbul...
Koox Dhallinyaro ah oo Booyad ku Rasaaseeyay Jidka Berbera iyo Hargeysa u Dhexeeya
Berbera(SLpost)-Booyad shidaal oo shicib leeyahay islamarkaana mareysay wadada deegaanka Daray-godle oo u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta koox dhallinyaro ahi ay rasaas la...
Somaliland oo ka Jawaabtay Hadal Ka soo Yeedhay Kooxaha Soomaaliya
Muqdisho(SLpost) - Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeedhay Somalia oo ku aaddan sidii doorashada Soomaaliya ay uga qayb gali lahayd...
Ujeedada Kalfadhi aan Caadi ahayn oo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Qaar ka Mid ahi soo Jeediyeen
Hargeysa (SLpost) – Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha wakiillada JSL ayaa shirgudoonka golaha wakiillada u gudbiyey qoraal ay ku dalbanayaa in golaha wakiilada...
SALDANNAD QOYS GOONI AH U ADEEGTA
Haddaad garab i siisiyo Haddii aad giriiftaba Gobanimadu waa dhalan Iyo dhaqan gun weynoo Taariikhda kuu gala Waa geed hadh waynoo Gelin lagu negaan karo Gocondhiyo qudhaanjiyo Laga guray qodxaantii Gobanimo sideedaba Waa same...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

