HomeSuxufiyad ka Tirsanaan Jirtay BBC oo Maykeeda Suuli Laga Dhex Helay

Suxufiyad ka Tirsanaan Jirtay BBC oo Maykeeda Suuli Laga Dhex Helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Istanbul(SLpost)- Suxufiyad hore uga tirsanaan jirtay BBC-da oo la yidhaa Jacky Sutton, ayaa maydkeeda laga helay isagoo yeela suuli ku yaala madaarka magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ilaa haddana lama garanaayo sababta dhimashadeeda sida BBC shaacisay.

 

Waxa ay BBC sheegtay in ay u safrayay magaalada Irbil ee ku taal waqooyiga Ciraaq, sababtoo ah Jacky waxay ahayd ku-simaha Agaasimaha mac-had xaruntiisu tahay London oo arrimaha dagaalka iyo nabada ka war bixiya oo magaciisa marka la soo gaabiyo la yidhaa IWPr Institute for War and Peace Reporting).

 

Haweenaydan waxa ay soo gaadhay madaarka Istanbul ee Ataturk Airport, kadib markii ay laba saacadood sugaysay in lagu xidho diyaaraa ay raaci lahayd oo ay wayday sida warbaahintu xustay, ayaa maydkeeda uun laga helay suuliga lagu maydho.

 

“Warbaahinta maxaliga ah waxa ay qorayaan in aanay haysan lacag ku filan oo ay ku iibsato tigidh loo beddelaayo, kadibna waxa laga helay iyadoo suuliga ku dhimatay saacado yar kadib uun. Waxa dhacay ilaa hadda lama garanaayo,” ayuu yidhi suxufi BBC oo warkeeda soo tebinaayey.

Gabadhan waxa ay hadda wadday amma diyaarinaysay PhD oo ay ka baranaysay Xarunta Barashada Carabta iyo Islamka ee Jaamada Australian National University, iyadoo si gaar ah cilmi-baadhis caalami ah uga diyaarinaysay taageerada caalamiga ah ee haweenka warbaahinta ku jira ee Ciraq iyo Afganistan intii u dhaxaysay 2003 ilaa 2013kii.

 

Prof. Amin Saikal oo xarunta ay xarunta ay shahaadada ka diyaarinaysay ka wax ka dhiga, ayaa BBC u sheegay in ay aad uga murugaysan yihiin in uu ka dhinto arday PhD diyaarinaaya oo aad u maskax badnaa.

 

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories