Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Qalbi Lula

Fiid cawl cawaysin dhaaf ah oo hir dhexe haybsanaya, una sii ruqaansanaya mir danbeed. Habeen isniinaad oo habeenkaan dhashay ku beegan. Farxad aan la...

Ilmo Yar Oo Lagu Qashay Duleedka Lascanod Iyo Aabihii Dhalay Oo Ka Waramay Dhacdadaas

Lascanod (SLpost)-Deegaan lagu magacaabo Dabataag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo...

“Madaxweyne ku xigeen waynu ka soo daalnay waxaan jeclahay inay tani inuugu danbayso oo aynu madaxweyne ku dhaqaajino.” Reer Boorama

  Borama(SLpost)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Waddani Prof.Qaasim ayaa reer boorma ku booriyay in ay meesha ka saaraan musharaxa madaxweyne ku xigeen ee ay mar walba...

Noloshaada Wax Ma Ka Bedeli Kartaa 2016 ka?

Waxa albaabka kuu taagan sannadkii cusbaa ee 2016 oo kuu soo gelaya maalmaha soo socda. Waxa uu kuu wadaa codsi. Waxa uu rabaa inu...

Ruushka Oo Duqayn Ku Dilay Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Jabhada Mucaaradka Suuriya

Suuriya(SLpost)-Mid ka mid ah saraakiisha ugu sareeya jabhadaha mucaaradka ah ee ka dagaallamaya Suuriya ayaa lagu dilay duleedka magaalada Dimishiq. Wararka ayaa sheegaya in Zahran...

Riwaayad Laga Matalay Dhibaatada Shirkadaha Laydhku Ku Hayaan Shacabka

Hargeysa(SLpost)-Shirkadaha Laydhka ayaa dhibaatoouin xoogan ku haya bulshada waxaana inta badan la arkaa xadhka ay isticmaalaan oo ah kuwo aad u dayacan https://youtu.be/q2IFkPpPRmo

Jawhar Oo Laga Mabnuucay Niqaamka

Jowhar(SLpost)-Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada caasimadda gobolka ah ee Jowhar ka mamnuucay in haweenka ay xidhtaan indho shareerka.  Maamulka ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img