HomeKu Dhawaad Boqol Qof Oo Ku Nafwaayay Goob Ay Ku Qaraxday Gaasta...

Ku Dhawaad Boqol Qof Oo Ku Nafwaayay Goob Ay Ku Qaraxday Gaasta Cuntada Lagu Karsado Nayjeeriya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Neyjeeriya(SLpost)-Dad ka badan 100 qof ayaa naftooda ku waayey qarax ka dhacay magaalada Nnewi ee Koonfurta dalka Neyjeeriya habeenimadii xalay, qaraxa ayaa ka dhacay goob dadku ka qaadanayeen Gaaska cuntada lagu kariyo.

Tirada Dhimashada saxda ah ayaan Boolisku ka hadlin waxaana ay ku gaabsadeen in ay ka badan yihiin 35 qof.Kooxda dabka la dagaalanta ayaa ku guuleystey in ay dabka demiyaan mar danbe, waxaana dadkii ku dhaawacmey loo qaadey Isbitaalka.

Dadka ayaa tan iyo subaxnimadii hore ee ee Khamiista safaf dhaadheer ugu jirey Wershadda si ay u helaan gaas ka hor inta aysan bilaaban ciidda Krismiska, iyada oo magaalada Nnewi ay ku badan yihiin dadka haysta diinta Kirishtaanka.

Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu sababay Gaari uu ku rarnaa Gaas kaas oo isaga oo aan la qaboojin dib loo dhaqaajiyey, iyada oo aan la xirin tuubada Gaaska sida warbaahinta AP ay qortey.

Sawiro goobta laga soo qaadey ayaa muujinaya dad jirkoodu gubtey oo maqaarkii kala siibtey isla markaana muuqaalkoodu is bedalay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories