HomeIlmo Yar Oo Lagu Qashay Duleedka Lascanod Iyo Aabihii Dhalay Oo Ka...

Ilmo Yar Oo Lagu Qashay Duleedka Lascanod Iyo Aabihii Dhalay Oo Ka Waramay Dhacdadaas

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Lascanod (SLpost)-Deegaan lagu magacaabo Dabataag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaarsiiyay ilmo yar oo jira sadex sano.

Ilmahan ayaa reerkiisu waxa ay sheegeen in laga qaatay ardaaga gurigooda.Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa VOA u sheegay in wiilkiisu uu dhaawicii gorwacaasi ka soo gaaray ugu dhintay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.

Maxamuud waxa uu sheegay in Baadi goob ay ku jiraan dadka deegaanka sidii loo soo heli lahaa qofkii ka dambeeyey falkan. “Ilmaha ardaa ayaa laga qaatay oo uu qofku ka qaatay, meel xoogaa u jirta markuu la marayay ayuu ilmihii legday oo toorey uu siday ku gawracay. gabadhii yarayd ee eegaysay waxay tidhi dhirbaaxo iyo dagaal ayuu ku legday.” ayuu yidhi aabahani.

Wuxuu sheegay in ilmahani noqonayo kii saddexaad ee deegaankas lagu qasho, iyadoo labadii horena aan nolol lagu soo gaadhin.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories