Waxa I soo jiitay Qaabka ay Doodda u Qaybinaysay
Waxan jeclaystay sida farshaxanimada iyo cod karnimada leh ee ay u daadahaynaysay, marnaba kamaan xiisa goyn dhagahayguna way sii jeclaysanaayeen marba marka ka dambaysa. Inkasta...
Xildhibaan Cartan oo Cabashada Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye Ku Sababeeyay Kalsooni Daro ay ka Qabaan Codka ay Helayaan
Hargaysa (SLpost):- Xildhibaan C/raxmaan Yuusuf Cartan oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag u naqdiyay xubihii wasiiradda ahaa ee iska...
MUQDISHO: Huteel Lala Beegsaday Qaraxyo iyo Dagaal Ka Dhex Socda
Muqdisho(SLpost) -Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badana way ku dhaawacantay weerar subaxnimadii hore ee Axaddan maanta lagu qaaday hotelka...
Iran’s Nuclear Deal And The Middle East Politic
The Islamic Republic of Iran is the largest country in the Middle East in population wise, the second biggest country in a land area,...
Sheekh Barbaraawi oo Naqdiyey Qaabka ay isku casilleen Wasiiradii Shaqada ka Tagay, Saxaafadana Dardaaran u Jeediyay
Hargeysa(SLpost)- Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi “Barbaraawi” oo ka mid ah culimada Somaliland, horena aan looga baran ka hadalka arrimaha siyaasadda ayaa markii u horaysay...
SABAWANAAG: Saddex Nin oo Rasaas lagu Dilay
Nin hubaysan, ayaa sadex nin ku dilay tuullada Ina Higle ee degmada Sabawanaag ee Gobolka Maroodijeex. ALLE ha u naxariistee waxaa geeriyooday Sadexda Marxuum ee kala...
Maxay ka Wada Hadleen Madaxweynaha iyo Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye?
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha JSL ayaa xalay la kulmay qayb ka mid garabyada ku loolamaya xisbiga Kulmiye oo ah garabka isbahaysiga musharixiinta dhawrka ah kaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

