Gurmadkii Shinnida
Waxaan doorbiday in aan fikirkayga la wadaago asxaabtayda u tafaxeydatay badbaada shinida oo ah khayraad ku qaaliya duulka uu Eebe ku manaysto, mudana in...
SIYAASADDU WAA BADAHA MADOW IYO BAN CIDLO AH!!!
Akhristaha qiimaha iyo qaayaha badanoow maanta waxaan ku eegayaa muwduucaygga qoraal, Siyaasadda iyo Siyaasigga iyo doorkoodda koboc iyo kufid ee is barar rooraaya. Siyaasaddu...
Waxa aan ku Noolahay Waddan uu Gaadhigu ka Qiimo Badan Yahay Qofka
W/Q- Mustafe Cali Diiriye Sidaynu ogsoonahay, xukuumaddu waxay u adeegta shacabka iyo danahooda, waxa ay masuuliyadda ugu wayni ka saaran tahay qofka bini aadamka ah...
Wasiirkii Hore ee Ganacsiga iyo Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Xaaladda Kulmiye
Hargeysa (SLpost)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbig Kulmiye ee la...
Jaamacaddaha Dalkeenna Kusoo Badanayaa Waa Guul u Bidhaantay Dadkeenna
Jaamacadaha dalkeenna kusoo badanaya waa guul u bidhaantay dadkeena maqaalkii ee maanta in baddan oo aqoonyahankeena ka middii waxa ay dhaliilaan jaamacada dalkeena kusoo baddanaya,in...
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Oo Sheegay in aannay Saxaafadda Cabudhin
Addis Ababa(SLpost) - Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa u sheegay BBC in aanu ka cabsaneynin dhaleeceyn kaga timaada weriyayaasha,inkastoo dalkiisa dhanka sumcada xoriyatul qowlka ay...
Wasiirnimo Ma u Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!
Markaad tahay ardey cusub oo ad jaamacadda bilowdo, had iyo jeer waxa lagu bilaabaa maadad (course) oo hordhac u ah waxa ad takhasus ahaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

