HomeRa’iisal Wasaaraha Ethiopia Oo Sheegay in aannay Saxaafadda Cabudhin

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Oo Sheegay in aannay Saxaafadda Cabudhin

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Addis Ababa(SLpost) – Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa u sheegay BBC in aanu ka cabsaneynin dhaleeceyn kaga timaada weriyayaasha,inkastoo dalkiisa dhanka sumcada xoriyatul qowlka ay tahay mid la dhalliilo.

 

“Saxaafada xorta ah waxa ay si aad ah muhiim ugu tahay hannaanka dimuqraadiyadda iyo horumarka,” ayuu yidhi Hailemariam Desalegn.

 

Waxa uu ku adkeystay in weriyayaal iyo dadka boggag ku leh goobaha ay bulshada ku wada xidhiidhaan ee lagu xidhay dalkiisa sanadkii hore aannay aheyn weriyayaal dhab ah ayna xidhiidh la leeyihiin argagaxiso.

 

Waxaa la laalay eedeymo aragagaxiso oo ka dhan ahaa dad bogogga bulshadu ku wada xidhiidho warbxinna ku soo qori jiray oo loogu yeedho Zone 9.

 

Shan ka mid ah ayaa la soo daayay bishii July, kaddib markii in ka badan sanad ay ku jireen xabsiga ka hor booqashadii Barack Obama ee Afrika, afar kalana waxa ay maxkamad ku weyday eedo aragagaxiso bishii la soo dhaafay.

 

Bogga kooxda Zone 9 ayaa waxa ay daabaceen warar aad u dhaliilaya dowladda Itoobiya.

 

Laakiin Mr Hailemariam ayaa sheegay in xidhidooda aanay shaqa ku laheyn mihnadda ay qabtaan, halka caddeymaha la helay ay muujinayeen in kooxda ay doonayeen in ay khalkhal geliyaan dowladda.

 

Waxa uu sheegay in arrintan si cad hoosta looga xariiqo sabatana waxa ay tahay buu yidhi in aanay jahawareer ku keenin xirfaddan sharafta leh, saxaafadda iyo shaqada ay weriyayaasha u hayaan dalkan.

 

Waxa uu yidhi “waxaan diyaar u nahay in weriyuhu uu noqdaba mid dhalillo noo soo jeediya sababtoo ah mar walba ma nihin kuwa sax ah.” Kala duwannaanta Itoobiya waxa ay tahay in dimuqraadiyadda iyo xuquuqul insaanka ay xuddun u yihiin jiritaankeeda iyo guusha.

 

Source- BBC World Services

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories