HomeWasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Inay Somaliya...

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Inay Somaliya La Wadaagaan Xeerka ay Isgaadhsiinta U Samaysanayso

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha iyo is gaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland ka shaqeeya uga digay inay wax talo ah ku yeeshaan xeer baarlamanka Somaliya uu u samaynaayo isgaadhsiintiisa.

waxa uu wasiir Abgaal sheegay in Somaliland xeerkeeda isgaadhsiintu uu dhamaystiran yahay waxaanu ku waaniyay madaxda Somaliya inay dadkooda u shaqeeyaan Somalilandna iska ilaawaan, sida oo kale waxa uu ugu goodiyay shirkada xeerkaas ka qaybqaadata ama amaro uu leeyahay fulisa inay u fasixi doonaan inay dalka ka baxdo.

11950765_899001623480868_524928462_n 11940302_899001486814215_610330309_n

wasiir Abgaal waxa uu sidan ku sheegay maanta isaga oo warbaahinta kula hadlaayay xafiiskiisa “Waxa ihoryaala xeerkii sigaadhsiinta Somaliland oo 2010-kii uu golaha wakiilada Somaliland ansixiyay oo dhaqangal ah oo aanu ku shaqayno oo isgaadhsiinta Somalilandna lagu maamulo waxii maalintii la ansaxiyay ka danbeeyay.maanta waxa lagu wadwadaa Xamar xeer kale oo inta inaga qusaysa ay tahay furaha Somaliland iyo Somaliyaba ka dhaxeeya sidaas darteed waxaan doonayaa inaan halkan ka cadeeyo inaan xeer leenahay oo aynu dawladnimadiiba ku kala tagnay. waxa halkan maanta ka taagan tii hore uga taagnayd wasaarada duulista, waxaan cadaynayaa in aanu xeerkaasi na qusayn hadii wanaaga la waayana waxayagu anaga waa noo diyaar oo waanu ku shaqaysanaa, waxaanu leenahay walaaladayo dadkiina u shaqeeya taayadu idimaqusaysee.”

waxa uu yidhi wasiirku isaga oo shirkadaha u digaayay“waxaanu u sheegaynaa shirkadaha isgaadhsiinta ee wada shaqaynta iyo xeerkaasiba naga dhaxeeyo in aanu xeerka Muqdisho khusayn, kalamahadi lakartaan, talo kuma darsan kartaan lama xidhiidhi kartaan, amaro aad ka qaadataan iska daayo, aynu ku wada shaqayno kalsoonideena, cidii daydaynimado ka muuqatana waanu u fasaxaynaa dhankaas hayskaga noqdaane.”

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories