Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Waxbarashada Oo Wali Tahli Kari La’a Hirgalinta Manhajka Cusub Ee Uu Malaayiinka Doolar Ku Lunsaday Iyadoo Sanad Dugsiyeedkii Bilaabmay!

W/Q : Xasan Yuusuf Faarax Wali waxa suurtu gali la’a hirgalinta iyo fidinta manhajka cusub iyadoo sanad dugsiyeedkii bilaabmay. Waxa uu jahawareer ka haystaa dhigista...

“Tuugu Intaanad Tuug Ku Odhan Ayuu Tuug Kugu Yidhaahdaa” Wasiir Xirsi

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka madaxtooyada Xirsi XaajI Cali Ayaa ka hadlay hadalo suuqa ku jiray oo sheegayay inuu sheegtay inuu hanti badan wakhtigan haysto iyo inuu la...

QALINJABINTII QOOMAMADA LAHAYD !

Waxa lagu jiraa bishii September oo ah bisha sagaalaad ee sanadka oo ah wakhtiga ay dib u furmaan dugsiyada dowlada iyo Jaamacaduhu, September waa...

Xukuumada Somaliland Awood Sharci bay U Leedahay Wareejinta Kiraynta Hantida Qaranka

Somaliland oo maanta 25 jirsatay  waxay leedahay awoodaha sharci kuwaas oo  inoo ah marjac aynu  u noqono islamarkaana aynu ku dhaqano , dastuurkeena waxaa...

Maxaa laga ogyahay Abaarta Jaabiri ee sixirka xoolaha oo saamayn taban ku noqotey Xoolo dhaqatada iyo Ganacsatadii Jeeblayaasha ahaa?

Xoolaha nool ee dalkeenu waa Tiirarka ugu muhiimsan, ee dhaqaalaheenu ku tiirsanyahay.Waa wax soo saarka kaliya ee dibad inooga dhoofa ee aan ku kala...

WAXA HOOG U SUGNAADAY CIDDA DULMI XAMBAARTA

Maanta waxyar aynu ka yara naso dhankii siyaasada taa baddalkeeda haynu kayara sheekayno,dulmiga iyo xumaanta uu leeyahay. Sida aynu ognahay dulmigu waa wax aad u...

Guddoomiye Cirro iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Boorama U Safray

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxaan Cirro oo ay waheliyaan xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga Waddani ayaa saaka u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img