Home“Madaxweynaha rasmi ah ee uu dalkani yeeshay inuu yahay gudoomiyaha golaha wakiilada..”Xildhibaan...

“Madaxweynaha rasmi ah ee uu dalkani yeeshay inuu yahay gudoomiyaha golaha wakiilada..”Xildhibaan Buubaa

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Ibraahim Mahadi Buubaa gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa sheegay in dalka uu madaxweyne ka yahay Cirro isaga oo ku sababeeyay inuu badbaadinaayo hantida qaranka, waxaanu eedayn u jeediyay xukuumada iyo shirkadaha doonaya inay la wareegaan haamaha shidaalka.

Waxa uu sidan ka yidhi fadhigii golaha wakiilada ee lagu dagaalamay markii dibada looga soo abxay isaga oo warbaahinta la hadlaayay “Madaxweynaha rasmi ah ee uu dalkani yeeshay inuu yahay gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, sababtu waxa weeye in isaga iyo xildhibaanadu ay badbaadinayaan haamihii shidalka ee qarankani lahaa, waxay xukuumada iyo shirkadaha la socda ee xaaraan quutayaasha ahiba weerareen golaha wakiilada, si ay boob ugu qaataan haamaha qaranka, arintaasi waa foolxumo gudoomiyaha golaha wakiiladuna waa uu ka dagaalamay oo waad arkayseen, gudoomiyahu isaga ayaa golaha fura oo xidha, hadaan shuruucda lagu dhaqmina waxba jiri maayaan, waxay muujinaysaa tani horena inay xukuumada Kulmiye ay shuruucda ugu tumatay, maantana inay cadaysatay inay gacanta isku galiso xeer dajintii dalka oo gudoomiye ku xigeenkiina ay ku tidhaahdo adiga oo aan faro saarin gudoomiyaha ma soo bixi kartid.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories