Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Shirkada Baabuurta Ee Volkswagen Oo Lagu Samaynayo Baadhitaan

  US(SLpost)-Sharikadda Jarmalka ee sameysa baabuurta ee Volkswagen, waxay sheegtay inay toddoba bilyan oo dollar meel u dhigtay si loogu bixiyo kharashka, kaddib markii ay...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Salaadiinta Xidhan iyo Haamaha Shidaalka Ee Lagu Eedeeyay

Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa ka hadashay Madax-dhaqameed ay dhowaan xidh-xidhay oo xabsiyada ugu jira iyo dhaliilo loogu jeediyey Mashruuc tuhunno badan dhaliyey oo xukuumaddu shirkado gaar loo leeyey ku mulkisiisay

Madaxweynaha oo ka hadlay Geeri ku timi Saddex Marxuum oo magac ku lahaa bulshada dhexdeeda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ehelkii, qaraabadii iyo Shacabka Somaliland ee ay ka baxeen ka tacsiyadeeyey geeri ku timi Saddex...

DHAKHLIGA DAWLADDA HOOSE IYO DAYACA CAASIMADDA! (QAYBTII 1AAD)

Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala...

Gaadhi Xamuul Ah Oo Siday Tahriibayaal Oromo ah Oo Shil Ku Galay Duleedka Dacarbudhuq

  Hargeysa(SLpost)-Tahriibayaal tiradooda lagu sheegay ku dhawaad sodan ayuu gaadhi xamuul oo ay ku tahriibayeen uu kula dhacay duleedka magaaladda Dacarbudhuq. Shilka gaadhigan ayaa sababay dhimashada...

Badhsaabka Togdheer Oo Ka Waramay Qasaaraha Roobkii Dabaylaha Watay Uu Magaaladda Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Roob lixaad leh oo dabaylawata ayaa  dhibaatooyin xoogan soo gaadhsiiyay magaaladda Burco. roobkan ayaa lagu soo warmayaa inuu khasaaraha uu u gaystay wadooyinka,laydh,isgaadhsiinta iyo...

Hadda Aqoonyahanka La Sheegayaa Waa Adiga Laftaada!

Marka aqoonyahayn la yidhaa, fikirka inta badan laga heysataa waa qof jaamacado dibadeed wax ku soo bartay oo woxoogaa dhaqanka qorbahana yaqaan, ama jaamacado wax...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img