Somaliland: Dadka Gaagaaban Oo Markii Ugu Horeysay Urur Samaystay
Hargeysa, (SLpost)- Dadka gaagaaban ee ku nool Somaliland ayaa samaystay urur ay ku midaysan yihiin kaas oo u dooda doona xuquuqdooda. Shucayb Xasan Ducaale oo...
Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Hadallo Hanjabaad Ah Oo Kasoo Yeedhay Mucaaradka
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay hadalo maalmahii ugu dambeeyey ka soo baxay xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ku...
DAAWO: Wasiirkii Hore Ganacsiga Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Xirsi
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirkii hore ganacsiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, iyagoo isku maan-dhaafay warbixino...
10 Qof Oo Lagu Dilay Weerar Laga Fuliyay Waqooyi Bari Kenya
Mandheera, (SLpost)- Wararka laga helayo degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in dad ka badan 10 qof lagu dilay weerar xalay...
Wasiir Xirsi Oo Ka Hadlay Qoraallo Ay Dhawaan Baahisay Shabakadda Wikileaks
Hargeysa, (SLpost)- wasiirka madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa beeniyey in Somaliland iyo Somalia heshiis midow wada galee wasir xirsi ayaa qoraal dheer oo...
Dad Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Duqeynta Sucuudigu Ka Wado Yemen
Cadan, (SLpost)- Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa lagu soo War-ramayaa in ay duqeyn diyaaradaha Sucuudiga ay ka geysteen ay ku dhinteen dad Soomaali...
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Laascaanood
Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Cumar Sayid ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

