HomeWasaaradda Duulista Somaliland Oo Shaacisay In Lagu Guulaystay In Madaarka Cigaal Ay...

Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Shaacisay In Lagu Guulaystay In Madaarka Cigaal Ay habeenkii Diyaaraduhu Adeegsadaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland ayaa si rasnmi ah u shaacisay inay ku guulaysatay in Madaarka Cigaal ay ku xidho laydhkii suurto galinayey inay diyaaradahu adeegsadaan wakhtiga habeenkii.Madaarka1

Madaarka oo aan hore u lahayn laydhka sahlaya in diyaaraduhu habeenkii soo fadhiistaan ayaa hadda loo sameeyay, waxaana habeenkii xalay ka kacday diyaarad, si loo tijaabiyo loona hubiyo sida loogu kalsoonaan karo laydhka habeenkii diyaaraduhu ku soo fadhiisan karaan ee lagu rakibay hareeraha Run-way-ga Madaarka Cigaal ee Hargeysa.

Agaasimaha Waaxda Duulista Eng. Saciid Mahadi ileeye (Saqiire) oo ka mid ahaa Masuuliyiin Diyaaradaasi saarnaa ayaa warbaahinta la hadlay waxaanu yidhi “ Caawa waxaanu tijaabinaynay Ladhkii cusubaa ee aanu ku xidhnay Dhabada diyaaradaha (Runway Lighting) ee diyaaraduhu ku soo degayeen habeenkkii Kuna duulayeen, Diyaaradii ugu horaysay ee aanu ku tijaabinaa A.N30 ayey ahayad, kicidii si fiican ayey u kacaday soo degistiina si fiican ayey u soo degtay oo magaalada ilaa dodoba mayl ayaanu ku soo wareegnay oo magaalada dusheeda ah, markaa shan mayl markaanu u soo jirno ayaanu laydhka si fiican u aragnay markii hore si yar oo diciif ah ayaanu u aragnay oo waanu kordhin doonaa u jeedadayadu Madaarkawaxa ay ahayad in aanu ogaano halka ay wax ka arkikaraan diyaaradahu tiina waanu helaynay, hawshaasna waanu ku guulaysanay.” Ayuu yidhi Mr, Saqiire.

Afhayeenka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland, Saddam Maxamed Axmed oo ka mid ahaa masuuliyiinta la socday diyaaradda duulimaadka tijaabada ah uga kacday Madaarka ayaa isna sheegay “ Laydhkan waxaanu ku xidhnay guud ahaan runwayga Madaarka Cigaal oo dhan 3.7KM, laykani waa mid tayadiisa ay ansixisay Hay’ada Duulimaadada ee ICAO, waa mid Solar ah oo cadceeda laga dhilinayo, tijaabadii aanu caawa samaynayna waa mid lagu guulaysatay, Wasaaraduna dhawaan ayey shaacin doontaa bilowga duulimaadada habeenkii INSHA ALLAH.” Ayuu yidhi Afhayeen Saddam.Madaarka2

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories