Midawga Yurub Oo Ku Heshiiyay Inay Awood Ciidan U Adeegsadaan Tahriibayaasha Liibiya
Brussels, (SLpost)- Wasiirrada difaaca iyo arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa ansixiyay qorsheyaal lagu sameynayo ciidan baddeed la dagaallama mukhalasiinta dadka tahriibiya ee jooga...
Aqoonyahan dhaliilay Qaabka Xulashada Masuuliyiinta gobollada Bari ugu jira Xukuumadda iyo Saamaynta ay ku leeyihiin
Hargaysa (SLpost)- Aqoonyahan Cabdikariin Saalax Maxamuud oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobollada Bari ee dalka, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay dib-u-dhac ka...
DAAWO Sawirrada Xuska 18 May iyo Wacdarihii Reer Boorama oo Isu soo bixi ugu ballaadhnaa ku kulmay
Boorama (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee...
DAAWO: Dadweynaha Reer Ceerigaabo Si Weyn Uga Qayb Qaatay Xuska 18-ka May Ee 24-guurada Madax-banaanida Somaliland
Ceerigaabo, (SLpost)- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa si weyn looga xusay maalinta qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo ku beegan sannad-guuradii 24-aad...
Somali News
Al-shabaab oo ka hadashay Digniin Madaxweynaha Burundi Shacabkiisa u jeediyey
Shabeelle, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalkan Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha dalka Burundi, kaasoo ku saabsanaa in...
DAAWO BILICDA SAWIRRADA Dabbaal-deggii Maanta ee Xuska 24-guurada Maalinta Madax-bannaanida Somaliland
DAAWO BILICDA SAWIRRADA Dabbaal-deggii Maanta ee Xuska 24-guurada Maalinta Madax-bannaanida Somaliland, Gaard Ciidamada iyo Dhoolatuskii Gaadiidka Gaashaaman
Madaxweynaha Somaliland oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay Xaaladda Dalka, waddamada Deriska, Beesha Caalamka iyo Qodobbo Kale
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, oo saaka Xilli hore khudbad ugu jeediyay Shacbiga Somaliland wajahada hore ee Qasriga Madaxtooyada ayaa ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

