Aas-aasaha Wikileaks Oo Diiday Racfaan Ay U Ogolaatay Maxkamadda Sare Ee Dalka Sweden
Stockholm, (SLP)- Asaasaha Wikileaks Julian Assange oo taniyo bishii June sannadkii 2012-kii magan-gelyo ahaan ugu nool safaaradda dalka Ecuador ku leeyahay magaalada London ayaa...
Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Warbixisay Nidaam Dib Loogu Habaynayo Dakhliga Dalka
Hargeysa, (SLP)- Masuuliyiinta wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa kulan la qaatay shirkad ka shaqayn doonta dibu habaynta nidaamka maaliyadda Somaliland. Kulankan oo wasiirka maaliyada Marwo Samsam...
Guddi Farsamo Oo Lagu Magacaabay Shir Ay Siddeed wasaaraddood Iyo Dawladdaha Hoose Ee Dalku Yeesheen
Hargeysa, (SLP)- Kulan dib loogu eegayo maamul daadejinta adeegyada bulshada Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kulankan oo uu shir-guddoominayay agaasimaha guud ee wasaaradda...
Kulan Lagu Lafo-gurayay Kaalmada Adeegga Sharci Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay
Hargesa, (SLP)- Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qabsoomay kulan hal maalin ah oo lagaga dooddayay, laguna lafo-gurayay bixinta adeegga kaalmada sharci ee Somaliland. Kulankan oo...
Qaramada Midoobay Oo Cambaareeyay Weerarro Ay Gaza Ka Gaysteen Ciidamada Israel
New York, (SLP)- Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay ciidamada dalka Israel, ka dib markii ay todoba qof ku dileen weerar ay ku qaadeen dugsiyada Qaramamada Midoobay...
Al-sisi Oo Sheegay In Doorashada Baarlamaanka Masar Aan La Qabanayn Ramadaan Ka Hor
Qaahira, (SLP)- Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in doorashada baarlamaanka ee dalkaas aan la qaban doonin Ramadaanta ka hor., mar uu...
Tirada Dad Ku Dhintay Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Burundi
Bujumbura, (SLP)- Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dalka Burundi, ka dib isku dhacyo dhexmaray dad mudaharaadayay oo kasoo horjeeday madaxweynaha dalkaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

