HomeKenya Oo Muddo U Qabatay Muwaadiniinteeda Ku Biiray Al-shabaab, Ballan-qaadyana U Fidisay

Kenya Oo Muddo U Qabatay Muwaadiniinteeda Ku Biiray Al-shabaab, Ballan-qaadyana U Fidisay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Nairobi, (SLP)-  Dawladda dalka Kenya ayaa muddo toban maalmood ah u qabatay dadka u dhashay dalkaas ee ka tirsan Kooxda Al-shabaab inay isku soo dhiibaan, isla markaana ay xukuumad ahaan qaabili doonaan.

Joseph Nkaissery Wasiirka amniga gudaha Kenya ayaa ku wargeliyay dhallinyarada inay iska soo xaadiriyaan xafiisyada dawladda ee Nairobi, Mombasa ama Gaarisa.

Kenya22Waxa kale oo uu sheegay Joseph in dhallinta loo samaynayo mustaqbal wanaagsan iyo is-dhexgal, haddii ay kasoo laabtaan fikirka kooxda Al-shabaab e ay aaminsan yihiin.

Wasiirka ayaa sidoo kale u sheegay waalidiinta ama ehelada carruurtooda la waayay ee u malaynaya in la xagjireeyay ama lagu dilay Soomaaliya ay iyaguna wargeliyaan xafiisyada dawladda ee Nairobi, Mombassa iyo Gaarisa.

Waxaa uu waalidka u sheegay in ay soo diiwaan geliyaan ciddii ay ka shakiyaan ama baxsatay ee ay dhalleen haddii aanyay taas dhicin falka uu ilmahaasu geysto in loo xidhi doono waalidka diwaan gelin la’aanta uu sameeyay awgeed.

Dawladda Kenya ayaa hadda qaadaysa tallaabooyin dhawr ah oo ay ugu yaraan ku yaraynayaan dhibaatada Al-Shabaab ay ka gaysanayaan gudaha dalka.

Inta badan ma Dhacdo in Xoogagga Al-shabaab ay u hoggaansamaan muddooyinka la siiyo si ay iskugu soo dhiibaan, waxaanay natiijo fiicani ka dhalan muddooyin badan oo xukuumadda Soomaaliya sidan oo kale ugu wargelisay inay cafis u fidisay.

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories