Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Cusbitaallada Yemen Oo Dawooyinkii Ka Dhamaadeen Iyo Dhaawacyada Oo Sii Kordhaya

Cadan, (SLP)- Cusbitaallada magaalada Cadan ayaa waxa ka sii dhamaanaya dawooyinka muhiimka ah, iyadoo dagaalka u dhaxeeya ciidanka dawladda oo ay taageerayaan xulafada Sucuudigu...

Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Garoowe Ee Al-shabaab Ku Beegsatay Shaqaalaha QM

Garoowe, (SLP)- Wararka kasoo baxaya qaraxa maanta ka dhacay xarunta maamul gobolleedka Puntland ee Garoowe kaasoo lagu dilay 10 ka mid ah shaqaalaha hay’adda...

Sababaha Keenay inay Qarraqanto Doon ay Saarnaayeen Boqolaal Muhaajiriin ah

Rome (SLpost)- Doon ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah, ayaa ku degtay badweynta Mediterranean-ka, iyadoo ay sabab u ahaydi tahriibayaasha saarna oo dhinac isugu wada...

AMISOM Oo Sheegtay In Weerar Al-shabaab Kusoo Qaaday Ay Kaga Dhinteen Tiro Askar Ah, Qaarna Kaga Dhaawacmeen

Muqdisho, (SLP)- Taliska guud ee ciidamada AMSIOM ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay xoogag ka...

DAAWO: Safaaradda Somaliland Ee Itoobiya Oo Xarun Cusub Oo Ay Leedahay Xadhiga Laga Jaray

Hargeysa, (Somaliland oo dhisme ay leedahay u hirgelisay xarunta safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya. Munaasibaddii furitaanka dhismaha safaaradaas oo ay ka qayb galeen shir-guddoonka golaha...

Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Hargeysa, (SLP)- Golaha guurtida Somaliland ayaa soo dhaweeyay xukunkii qisaasta ahaa ee dhawaan xukuumadda Somaliland ku fulisay lix qof oo dembiileyaal ah. Xildhibaannada oo maanta...

“Deked La Iibinayaa Ma Jirto, Waxaanu Ku Talo Jirnaa…” Wasiirka Khaarajiga

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ku talo-galka dekeda Berbera oo maalmihii u dambeeyay bulshadu isla dhexmaraysay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img