HomeDab Qabsaday Dhisme Dheer oo Ku Yaal Dubai oo Lagu Qaban Lahaa...

Dab Qabsaday Dhisme Dheer oo Ku Yaal Dubai oo Lagu Qaban Lahaa Xaflada Soo Dhawaynta Sanadka Cusub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dubai(SLpost)-Dab weyn ayaa waxa uu qabsaday hoteel dheer oo ku yaal badhtamaha magaalada Dubai una dhaw dhismaha ugu dheer adduunka ee Burj Khaliifa.

Waxaa la arkayay wax gubanaya oo ka soo dhacaya dhismaha oo uu dhirirkiisu yahay 300 oo mitir.

Dhismahan oo lagu magacaabo The Address ayaa waxaa gaadhay kooxaha dabdamiska, lama oga in ay jiraan iyo in kale wax kharaase oo halkaasi ka dhashay.

Dabkan ayaa kacay waxyar un ka hor xaflad weyn oo ka dhici laheyd dhismaha Burj Khaliifa oo lagu ridi lahaa baaruudda rashka oo lagu soo dhaweynayo sanadka cusub.

Dad fara badan oo doonayay in ay daawadaan bandhigga ayaa laga codsaday in ay goobta isaga tagaan.

Dabka ayaa u muuqda in uu qabsaday inta badan dhismahaasi oo ka kooban in ka badan 60 dabaq, islamarkaana ah hoteel heersare ah oo sidoo kalana leh qeyba gaar ah oo ay dadku degaan.

Ilaa iyo hadda ma ay jiraan wax muujiya waxa uu dabkan ka dhashay.Dowladda Dubai ayaa twitterka soo dhigtay in dabka uu ka kacay dabaqa 20-aad.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories