Madasha Kala-Tashiga oo ku Baaqday INQILAAB SHARCI!
Gole Qayrul Distoori ah oo ku baaqay Xukuumad aan ku iman Codka Shacbiga Odayaasha isu-baahaystay Madasha Wada-Tashigu, in kastoo aanay haysan Awood Sharci iyo...
Xukuumadda Somaliland oo Luqaddii ugu Qalafsanayd kula hadashay Dawladda Somaliya, kana jawaabtay baaq ka soo yeedhay Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Cabdilaahi Maxamed Daahir, isla markaana ah afhayeenka Xukuumadda, ayaa sheegay in aanay Dawlada Somaliland cidna uga...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Xaaladda Saax-dheer, Kana Jawaabay Qaylo-dhaan Faro-gelin xambaarsan oo ka soo yeedhay UN-ka, EU-da iyo Maraykanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay tallaabada Ciidamada Qaranka Somaliland subaxnimadii Khamiista ee dorraad kula wareegeen gacan-ku-haynta magaalada...
Shirkadda AL-XAYAAT Furniture oo Abaalmarin ku mutaysatay Qiimo-dhimis ballaadhan iyo adeeg-hufnaan ay ku soo bandhigeen Carwada saddexaad Ganacsi ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda agabka Gurayaha iyo Xafiisyada ee Al-Xayaat, ayaa la guddoonsiiyey abaal-marin ay ku mudaysatay qiime-dhimistii ugu ballaadhan ee macaamiishooda iyo bulshada kaleba...
“Madal Sharci-darro Iyo Raytoow, Horumar Mooyee Halis Ma Arkaynno….W/Q: Ismaaciil Cabdi (Jig-Jigaawi)
Waa dhab inay Somaliland qaadatay oo ku dhaqanto hanaanka Dimoraadiga ah oo ku dhisan nidaamka doorashooyinka iyo Habka axsaabta badan,Waa dhab inaynu jid dheer...
Iscasilaada Dr. Maxamed Cismaan Fadal Waa Xeelad Kale! – W/Q: Idiris Haybe Faarax
Waxaan arkaynaa xeelad siyaasadeed oo siyaasi xisbiga WADDANI ka tirsani oo la yidhaahdo DR. Maxamed Cismaan Fadal uu doonayo inuu shaadh kale u soo...
Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ka tanaasushay inay Mar labaad ka Qayb-qaadato Doorashooyinka Dalka Sweden
Jönköping (SLpost)- Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ah mudane ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Jönköping ee dalka Sweden isla asal ahaan ka soo jeedda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

