HomeXildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ka tanaasushay inay Mar labaad ka Qayb-qaadato...

Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ka tanaasushay inay Mar labaad ka Qayb-qaadato Doorashooyinka Dalka Sweden

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ifrax KiriixJönköping (SLpost)- Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ah mudane ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Jönköping ee dalka Sweden isla asal ahaan ka soo jeedda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay ka tanaasushay isla markaana aanay doorka isku sharraxi doonin Doorashada goleyaasha Deegaanka Dalkaasi Sweden oo 14 Bisha September ka dhici doonta dalkas.

Xildhibaan Ifraax Kirix oo muddo sannado ah ka tirsanayd Golaha Deegaanka magaalada Jönköping, waxa ay ku go’aankeeda ku shaacisay Qoraal kooban oo xambaarsan war-gelin ay u jeedinaysa bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan magaalada Laga doortay iyo Shacabka Reer Somaliland labadaba.

Qoraalka Xildhibaan Ifraax, ayaa u qornaa sidan:- “Asxaabta iyo ehliyadaba waan idin salaamayaa dhamaantiin. Waxaan idiin sheegayaa inay doorashadii Sweden tahay 14 September iyadoo la dooran doono xisbigii hagi lahaa waddankan Sweden 4-ta sanno ee soo socota. Sida aad badankiinnu la socotaan, waxaan ku jiray Afartii Sanno ee ugu dambaysay Dawladda Hoose ee magaalada aan degganahay ee Jönköping. Waxaan ogeysiinayaa taageerayaashaydii Soomaaliyeed ee sida mugga wayn leh iigu codeeyey in aanan sannadkan is-sharrixi doonin sababtoo ah anigoo ka cudur-daartay inaanan fulin karayn xilkaa arrimo ii gaar ah oo shaqsiyadeed awgeed,” ayey xildhibaanku ku sheegtay qoraalka ay ku shaacisay in aanay mar labaad isu-sharrixi doonin doorashada Golaha deegaanka ee magaalada Jönköping oo ay hadda ku nooshahay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories