HomeMadaxtooyada oo ka hadashay Isku-shaandheyn la sheegay inuu Madaxweynuhu ku samaynayo Golihiisa...

Madaxtooyada oo ka hadashay Isku-shaandheyn la sheegay inuu Madaxweynuhu ku samaynayo Golihiisa Xukuumadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka hadashay warar la xidhiidha Isku-shaandheyn madaxweynuhu ku samaynayo golihiisa xukuumadda oo muddooyinkii u dambeeyey hadal-haynteedu ku badatay bulshada dhexdeeda.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa sheegay inaanay wakhtigan jirin wax-ka-beddel uu madaxweynuhu ku samaynayo Golihiisa Wasiirada, iyada oo hadalka Afhayeenku daba-socdo warar mudooyinkan la hadalhayey oo arrintan ku saabsan.

dhuxul“Anigoo ku hadlaya Afka Madaxweynaha Somaliland waxaan caddaynayaa inaanay wakhtigan jirin cid la Eryayo, cid la bedelayo iyo wax isku shaandhayn ah oo Golaha wasiirada lagu samaynayo,” ayuu yidhi Mr Dhuxul oo maanta warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada.

Afhayeenkam oo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku dadaray oo yidhi, “Kooxdan Imika Madaxweynaha la shaqeeya ee uu Xushay waa Koox isku filan, waa koox Madaxweynaha garab ku siinaya Hawlaha uu qaranka u hayo, waa koox Kartidooda iyo aqoontooduba hufan tahay, hawsha qarankana baylah tirkeeda aan looga baqayn. Sidaasi darteedna wax isku shaandhayn ah, wax bedel ah iyo wax Eri ah oo haatan madaxweynaha Somaliland samaynayaa ma jiro, isagoo kolayba mar walba xaq u leh inuu eryi karo, inuu magacaabi karo iyo inuu dalacsiin karoba, haddana wakhtigan arintaasi soo noqnoqtay ma jirto.”

Hadalka ka soo yeedhay Afhayeenka madaxtooyada, ayaa noqonaysa markii u horeysay ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo muddadii ay talada dalka haysay kaga hadasho ama ku beeniso warar la xidhiidha Isku-shaan-dheyn madaxweynuhu ku samaynayo golihiisa wasiirrada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories