Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM

Muqdisho (SLpost)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay Tacaddiyo Kufsi iyo xad-gudubyo xuquuqada Aadamaha ka dhan ah oo lagu eedeeyey inay Ciidanka Midawga Afrika...

Somaliland oo yeelatay E-Passport iyo Madaxweyne Siilaanyo oo noqday Qofkii u horeeyey ee magaciisa lagu xardho

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay baasaboor Cusub oo nooca Electrooniga ku shaqeeya (E-Passport)...

Guddiga Cadaalladda oo Go’aan ka soo saartay Lacago Sharci-darro oo Dadka lagaga qaado Maxkamadaha

Hargaysa (SLpost)- Lacago sharci-darro ah oo Maxkamadaha lagaga qaadi-jiray gal-dacwadeedyada Madaniga ah, ayaa gebi ahaantooda laga mabnuucay in lagu qaadi xafiiska adeegyada sharci fuliya...

Madaxweyne ku-xigeenka oo markii u horeysay ka hadlay Tabasho Madax-dhaqameedka Beeshiisu u gudbisay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa markii u horeysay si caam uga hadlay tabashooyin dhinaca saami-qaybsiga ah oo madax-dhaqameedka...

Israa’iil oo Shuruud nacayb Falastiiniyiinta u hayso ka tarjumaya ku xidhay Safiir Cusub oo Dawladda New Zealand u magacowda dalkaas

Wellington (SLpost)- Dawladda Israa’iil, ayaa ku gacan saydhay Safiir cusub oo waddan New Zealand u magacaabay inuu u qaabilsanaado waddankaas, ka dib Markii ay...

OGEYSIIS ku socda dhammaan bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha

Warbaahinta Afka Hooyo Ku Hadasha Iyo Akhristayaashooda. Dhegeystayaashooda iyo Daawadayaashoodaba WAxa Loogu Bushaaraynaya In Ay Booqdaan Degel Cusub Oo Loogu Wanqalay Waayeel Media. Dhamaan Bahda...

Koox adeegsanaysa Gaadhiga Wasiirka Daakhiliga oo Lix Saacadood Afduub u haystay Wariye ka tirsan Bahda Saxaafadda Somaliland

Lixda Saacadood ee ay Afduubka u haysteen, waxay isaga gudbeen Hargeysa, Arabsiyo ilaa tuulada Cadaroosh ee gobolka Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Koox sheegatay inay ehel yihiin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img