HomeAdigu matahay Qof xor ah? - W/Q: Mohamoud Arab (Sabuub)

Adigu matahay Qof xor ah? – W/Q: Mohamoud Arab (Sabuub)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

qasabXorriyadda markaad maqashid waxaa markaba kugu soo dhacaya xorriyadii lixdanaadkii iyo gumaysii dhiigya cabka ahaa ee wakhtigaasi jiraya lakiinse masiirkaygu iyo fikirkaygu kaa maaha ee waxay ula jeedadaydu tahay shaqsi ahaan matahay qof ka xora qabyaalad , amaba matahay qof ka dheer oo ka fog astaamaha biqliya qabyaalada ee ay ka midyihiin eex,xil jacayl,musuqmaasuq, qof jeclaysi,cadaalad daro,cuqdad, iyo cudurada aafeeyay dhamaan umada somalida ee ay gadhwadeenka u tahay qabyaalada iyo reer hebel .

Xornimadu waa adiga oo ka xora qabyaalad , qalalaase nafeed iyo mid wadanba, qaybsanaan,cadaalad daro,fikirada togan ee ku sal fadhiya qabyaalad

Alle ha sharfo qoraa jaamac muuse jama buug uu qoray oo layidhaah gobonimo bilaash maaha ayaa waxa uuu ku cabirayaa gobonimada shakhsiga uu leeyahay iyo xorriyada uu haysto qofku ee ka bilaabmata shaqsiga kuna dhamaata dad iyo dal.

Waxaa maanta dhalinyaradii iyo jiilkii cusbaa ee soo kacayay ka dhex dilaacday dacuun layidhaahdo qabyaalad oo dhuuxa iyo laftaba ka gashay guud ahaan umadii somalida

Oddayga reerka ee suldanka ama caaqilka ayaa abuuraya,siyaasiga ayaa gardaadinaya, jaahil ayaa korinaya, qaangaadh malinta ay gaadhana waxaa kobcinaya oo horumarinaya dhalinyarada

Somalidu waxay tidhaahdaa awrka hore awrka danbe socodkiisa ayuu leeyahay” dhaqan ahaan awoowyaasheen wax waa ka dhaxalnay lakiinse waxa aynu ka dhaxalnay maaha sidan aynu maanta ugu dhaqmayno qabyaalada iyo sida aynu u kool koolinayno waxanad mooda in doorkii dhalinyarada ee loo hanwaynaa tirtirida qabyaalada ay fashilantay soona ifbaxayso ifafalooyinka lagu kala qoqobayo dhalinyarada iyada logu suntayo qabiil laguna dhaqmayo qabyaalad.

Maanta waxaa la jooga xiligii la abaalmarinlahaa qabyaalada waayo Inbadanbaa isku dayaynay inaan gaagixiyo qabyaalada oo aan ka dhigno goloof inbadanbaynu isku dayaynay inaan dhakhtarino oo aan u qorno kiniin ay ku caatawdo si ay qabyaaladu u tamaryaraato inbadanbaynu isku dayaynay inaan madiil iyo toray u tolo si aan qudha uga jarno inbadanbaynu isku dayay inaan xariir dhaqano dheeli tirta caalamka oo xooga dhalinta iyo aqoonyahanka lagu majeerto umada guud ahaa ka dhigno kuwo ka midaysan fikir iyo mabda balse aanay noqon kuwo ku midoobay qabiil iyo qabyaalad

SONYO waa dalad dhalinyaro balse ma matasho dhalinta caafimaad qabta ee ka nasahan ama ka daboolan cudurka iyo ciilka haysta dhalinyarada dhalinyaarada cidi uma maqna ceelna uma qodna wali far ayaa ku godan wanaagii laga qabay in laga baxay qabiil oo loo kacay hab iyo hanaan wanaagsan oo wax lagu maamulin oo si siman oo cadalada lagu kala baxo wali tahriibkii waa halkisii aqoonyahankina waa hoobanaya dhimasho iyo saxariir iyo baraf ayaa qayrkood ka reebay xilima ayay hiil helayaan ? Dhalinyaraa wax maamusha oo waxka bedelaysa way hadhay hogna waxa ku riday dalada ku sheega sonyo

 

Maanta waxaan ugu baaqi lahaa dhalinyartaa isku mashquulay ee qabyaladu kala qoqobtaya inay dib u fikiraan oo ay fikir ku midoobaan balse aanay caadifad iyo nin jeclaysi ku midoobin lays wacyi geliyo dhallinyaradana dhiirigelin loo sameeyo maanta waydinkaa arka dhalinyarada dhibatada haysata siyaasi aan meel fog jirin ayaa gacanta kula jira oo docodocaynayaa dhalinyarada yaa lagu guuri geedigana dhallinyarada oo keliya ayaa furikarta cidkale oo xal haysaana majirto waxaana lagama maarmaana in dhidibada loo aaso ururo bilaa qabyaalada oo bilaa cadifada oo iska wax u qabsa ah oo dunida wax ka badasha iska dalkee

Wa bilaahi tawfiiq

W/Q: MOHAMOUD ARAB ABDI (SABUUB)

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories