Guddiga Dhismaha DAWGA-CAD oo soo bandhigay Horumarin Lagu Sameeyay Jidkaas, bulshadana baaq u jeediyey
HARGEYSA (SLpost)- Dhismaha Waddada DAWGA-CAD ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa si wanaagsan u socda, sida ay saxaafadda u soo bandhigeen guddida dhismaha Jidkaasi oo...
“Madaxweyne, Carabtu waxay ku maahmaahdaa Shacbi waliba wuxuu leeyahay Diinta Madaxweynahoodu haysto oo…”
Baligubadle (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde hadalo Kaftan, Dhiirri-gelin, iyo Ammaan isugu jira ka jeediyey magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd oo...
Hoggaamiyaha Togan Iyo Ka Taban – W/Q: Mr. Mohamed Farah Qoti
Ma’ jirto, fikrad odhanaysa Hoggaamiyahaasi waa 50-50, laakiin waxa jira Hogaamiye Togan iyo mid Taban. Hoggaamiyaha Togani had iyo jeer wuxuu abuuraa hoggaamiye wanaagsan, halka...
Madaxweyne Siilaanyo oo ballan-qaaday inay Xukuumaddiisu kaalin laxaad leh ka geysanayso Dhismaha Jidka Baligubadle/Hargeysa
BALIGUBADLE (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta xadhigga wejiga kowaad ee dhismaha Jid Laami ah oo Isku-xidhaya magaalooyinka Hargeysa iyo...
Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay IDAACAD Xukuumaddu baadi-doonkeedu Dhakafaar ka qaadday iyo Shaqaale ka hawl-galayey
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska ee Hargeysa, ayaa caawa gacanta ku dhigay Idaacad FM ah oo saddexdii bilood ee u dambeeyey laga dhegaysanayey gudaha magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Qirtay Eedaymo Guddoomiyaha Wakiilladu u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa jawaab ka bixiysay eedaymo la xidhiidha Xadhiga Xoghayaha Guud ee...
Daawo Qaybta labaad ee WARAYSI XIISO BADAN oo lala yeeshay Fannaanadda Caanka ah Sahra Axmed Jaamac
Daawo Qaybta 2aad ee WARAYSI XIISO BADAN oo lala yeeshay Fannaanadda Caanka ah Sahra Axmed Jaamac oo dib u jalleecday waayaheedii Faneed. Goormaa Isugu Horeysay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

