HomeNuxurka Kulan Xaasaasi ah oo Dhexmaray Muuse Biixi iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga

Nuxurka Kulan Xaasaasi ah oo Dhexmaray Muuse Biixi iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku bahoobay Madasha Wada-tashiga, ayaa maanta ka wada-hadlay khilaaf ka taagan xuska 30-guurada maalinta Shuhada SNM oo ku beegan 17-ka bishan ee Jimcaha Berri, taas oo xurguf ka dhex-dhalisay JImciyadda Mujaahidiinta ee SOOYAAL iyo shakhsiyaad ku abtirsada halgankii hubaysnaa ee dalka lagu xoreeyey.

Jimciyadda Mujaahidiinta ee SOOYAAL oo ay ku midaysan yihiin Mujaahidiintii ka soo qayb-qaadatay halgankii hubaysnaa ee dalka, ayaa sannad kasta soo qaban-qaabisa Xuska Munaasibadaha lagu weyneeyo Halgankii SNM iyo Mujaahidiintii dhiiggooda u huray dalka.

Nuxurka Kulan Xaasaasi ah oo Dhexmaray Muuse Biixi iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashigaSiyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga oo dhammaantood ah saraakiishii hoggaaminayey Halgankii hubaysnaa ee dalka, ayaa ka biyo-diiday go’aan shalay xukuumaddu ku horjoogsatay xaflad gaar ah oo Fanaanadda Sahra Halgan oo xuska munaasibadda u diyaarisay xaflad ay kaligeed soo qaban-qaabisay oo ugu talo-gashay inay ku qabato Hotel ay dhowaan ka samaysatay Magaalada Hargeysa.

Kulanka dhexmaray siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Guddoomiyaha Kulmiye oo warbaahinta dibad joog ka ahayd, waxa faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii laga wada-hadlay iyo go’aamo ay isku heshiiyeen, Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Xasan Guure Jaamac.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO WARKA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories