Xogo ku saabsan Qaabka uu u dhacay weerar Askari Ilaalada Jamhuuriga ka tirsani ku Qaaday Garoonka diyaarada Jabuuti oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle shalay...
Sarkaal Ilaalada Jamhuuriga Ka tirsan iyo Dhakhtarkii Khaaska ahaa ee Madaxweynaha Jabuuti oo weerarka ku dhaawacmay - Waddaado Arrimo siyaasadeed u xidhan oo la qorsheynayo...
QARAN HURDA (Sleeping nation) – Dhibaatooyinka dhalinyarada wadanka haysata
Waxaa mahad dhamaanteed iska leh ilaahay SWT waxaan kaloo umahad celinayaa saxaafada xorta ah ee inta badan ku hawlan gudbinta wararka, iyo qoraalada saliimka...
Madaxweyne Siilaanyo iyo Danjire Nicholas Key oo Hawada Isu-mariyey Weedho Siyaasadeed oo kala-fogaansho ka Muuqdo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa bayaamiyey mowqifka ay ka taagan yihiin Xafiis Siyaasadeed oo hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ku yeesho Caasimadda Hargeysa....
Wasiirka Gaashaan-dhigga oo ka hadlay Ujeeddada Shir Beeshiisu ku Qabsanayso Xiin-galool oo Shaki laga muujiyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Shir walaac laga muujiyey oo ay Beesha Bariga...
Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka oo dhex-dhexaadin kaga jira Muranka Dhulka ah oo u dhexeeya Wasaaradda Duulista iyo Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay qiray in isfaham-darro iyo khilaaf soo kala...
Wasiirka Ganacsiga oo Xadhigga ka jaray Xarun magaceeda loogu Wan-qalay GOOGAA oo qayb ka ah Shirkadda Dollar Stores
HARGEYSA (SLpost)- Shirkadda Dollar Store, ayaa maanta qayb ganacsi oo cusub ka furatay Magaalada Hargeysa, waxaana munaasibad loo qabtay daah-furka xaruntan xadhigga ka jaray...
Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo 9 bilood iyo Habeenno Kadib Xayiraaddii Ka Qaadday Wargeyska HUBAAL
Hargeysa (SLpost)-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa muddo Sagaal Bilood iyo Dheeraad ah kadib xayiraaddii ka qaadday Wargeyska Hubaal oo kasii bixi jirey Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

