HomeMadaxweynaha iyo Ku-xigeenka oo dhex-dhexaadin kaga jira Muranka Dhulka ah oo u...

Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka oo dhex-dhexaadin kaga jira Muranka Dhulka ah oo u dhexeeya Wasaaradda Duulista iyo Ciidanka Qaranka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay qiray in isfaham-darro iyo khilaaf soo kala dhex-galay Ciidanka Qaranka Somaliland oo ay isku maan-dhaafeen Xayndaabka loo samaynayo garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo gaadhay Xeryo ay Ciidanka Millaterigu ku leeyihiin duleedka Madaarka.

Maxamuud Xaashi CabdiWasiirka Duulistu waxa uu ku dooday in khilaafkaas iyo is-faham-waagaas soo kala dhex-galay Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Ciidanka Millaterigu uu sababay inay is-taagto shaqadii lagu xidhayey Xayndaabka Madaarka Hargeysa, hase-yeeshee, arrintaas xalkeeda gacanta lagu hayo, isla markaana cid wax gaar ah doonaysaa aanay jirin ee Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenku gacanta ku hayaan arrintaas.

Kulan ay Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Wakiillada Somaliland la yeesheen Axaddii shalay Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii uu dhammaaday ka dib, waxay Weriyeyaashu wax ka weydiiyeen Wasiirka waxyaabaha ay ka wadahadleen Guddiga, waxaanu sheegay inuu sharraxaad iyo faahfaahin ka siiyey Masuuliyadda uu Qaranka u hayo oo ay Su’aalo ka weydiiyeen, isla markaana iskaga xog-waraysteen Shaqadiisa sida uu sheegay.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA WASIIRKA

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories