HomeDowladda Imaaraadka oo Gaadiid fara badan iyo Qalab kale oo Ciidan ugu...

Dowladda Imaaraadka oo Gaadiid fara badan iyo Qalab kale oo Ciidan ugu deeqday Ciidamada Soomaaliya.+Sawiro

Date:

Related stories

Five geopolitical questions behind Somaliland’s international engagement in the United States

Analysis by Somalilandpost News Part One of Somalilandpost News’ analysis...

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Muqdisho (SLPOST) Maxamed Al-Cuthmaan Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa ku wareejiyay dowladda Soomaaliya Deeq ka timid Dowladda Imaaraadka carabta oo isugu jirtay qalab kala gaddisan oo loogu talo galay ciidamada ammaanka Soomaliya.

01-5-500x376

Deeqdaasi ayaa isugu jiraty Direyska ciidamada iyo gaadiid fara badan , waxaana halkaasi ka hadlay Safiirka Imaaraaaka, Maxamed Al-Cuthmaan wuxuuna sheegay in deeqdaasi ay qeyb ka tahay dadaalka ay dowladda Imaaraadku ugu jirto inay kaalin ka qadato nabad iyo xasillooni ku soo celinta dalka Soomaaliya.

Safiirka ayaa sheegay in xidhiidhka walaalnimo iyo taariikheed ee ay wadaagaan labada dowladood iyo labada shacab ay keentay in deeqdaasi iyo kuwo kaleba u soo dirto Dowladda Imaaraadka dalka Soomaaliya.

“Waan sii wadi doonnaa taageerada aan la garab taagannahay dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda” ayuu yidhi Maxamed Al-Cuthmaan Safiirka Imaaraadka Carbta oo Deeqdaasi gudoonsiiyay Taliyaha nabad-sugidda Soomaaliya, Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

Taliyaha nabad-sugidda Soomaaliya ayaa isagana u mahad-celiyay Dowladda Imaaraadka Carabta, wuxuuna sheegay in Deeqdaasi loogu deeqay ciidanka nabad-sugidda Qaranka, isagoo sheegay inay taasi qeyb ka tahay taageerada ballaaran ee dowladda Imaaradku la garab-taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaalia

 

01-5-500x376 01-3-500x376 01-10-500x376 01-91-500x376 01-11-500x376 01-500x376 01-61-500x376

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories