HomeAbaan Duulaha Ciidanka Somaliland Oo Sheegay inuu sii Xoogaystay Khilaafkii u dhexeeyey...

Abaan Duulaha Ciidanka Somaliland Oo Sheegay inuu sii Xoogaystay Khilaafkii u dhexeeyey Taliyaha.

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLPOST) Abaan-duulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Cabdilaahi Xaaji Jaamac(Calas) ayaa sheegay inaan wax horumar ah laga gaadhin khilaaf hore u soo kala dhex galay Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale. Abaan-duule Calas waxa uu sheegay inaan Guddi madaxweynuhu u saaray waxba ka qaban khilaafka u dhexeeya Taliyaha oo ku saabsan arrimo sharci.

 

 Abaan-duulaha

“ Anigu waxaan ahay iska dhar-cad oo dadkayga ayaan iska dhex joogaa, sidaas ayaanan ahaanayaa inta khilaafka la xalinayo. Khilaafkii iyo arrimihii sharci ee aanu isku haynay Taliyaha waa sidii waanay ka sii dareen. Guddi Madaxweynuhu u saaray khilaafku waxba may xalin cid dhexdhexaadin wadana ma arag hadda, guddidaasina aniga mar ay ii yimaadeen waan u sheegay sidii wax u jireen.” Ayuu yidhi Abaanduulaha oo Xalay la hadlay u waramay Warbaahinta Qaar.

Abaan-duulaha Ciidanka Qaranka oo ka hadlaya waxa uu ka yeelayo khilaafkan waxa uu sheegay inuu madaxweynaha ka war sugayo, go’aanka uu gaadhana aqbali doono. Waxa uu sheegay inaanu wax istiqaalad ah dhiibayn hadda. “ waxaan go’aansaday inta uu xilka hayo Madaxweyne Siiraanyo inaan wax istiqaalad ah dhiibin, waxaanan ka dhur sugayaa waxa madaxweynuhu ka yeelo khilaafkan sharci.” Ayuu sheegay Mudane Calas.

Sareeye guuto Cabdilaahi Xaaji Jaamac Calas ayaa dabayaaqadii Bishii January ee sanadkan sheegay inuu xabsi guri ku xidhan yahay, isagoo tilmaamay in amarka xadhigiisa uu bixiyay madaxweyne ku xigeenka Somaliland, wakhtigaasi oo Madaxweyne Siraanyo dalka ka maqnaa. Xabsi gurigaasi oo uu mudo ku jiray ka dib ayaa la

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories