Maxay ku qotantaa Dhex-dhexaadinta Turkiga ee Somaliland iyo Soomaaliya – W/Q: Xuseen Xasan Badmaax – Q.2aad
Qaybtii hore waxaynu dul marnay soo yaalkii siyaasadeed ee Turkiga qarniyadii hore oo ay noqotay xoogga ugu adag aduunka,fidiyay-na xukunka islaamka.Laguna jebiyay dagaalkii aduunka...
DHEGAYSO: Xukuumadda oo Golaha Wakiillada u Gudbisay Xeer lagu Aasaasayo Hay’ad loogu Madax-bannaanaynayo Maamulka Hawada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shalay Aqalka Golaha Wakiillada u gudbiyey Xeer wasaaraddiisu soo diyaarisay oo...
Guddoomiye Xamarje oo Sheegay inaanu Dib ugu noqon doonin Badhasaabka Togdheer haddii madaxweyne ku diido Is-casilaadda
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje), ayaa sheegay in maalintii Jimcahaa ee Dorraad uu madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey waraaq is-casilaad...
Guddoomiyaha Olombikada Qaranka Somaliland Xasan Waraabe Cade Oo Shalay Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Olombikada Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Waraabe Cade) ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Hargeysa. Xasan Waraabe Cade oo...
Taariikhdii Warbaahineed ee Suxufi Marxuum Siciid Gurraase – Diyaariye MM Kastan
Alle ha u naxariistee Marxuum Siciid Ismaaciil Xuseen (Gurraase) oo habeenimadii Jimcihii ee 11-ka bisha January 2014 ku geeriyooday duleedka magaalada Addis Ababa oo...
“Caawa Hadaan Dhinto Aniga Oo Aad Iyo Aad U Mabsuuda Ayaan Dhimanayaa, Waxaana Weeyaan Markaad Dadkaagii Is-fahamtaan” Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
Hargeysa (SLpost)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa khudbad qiimo badan u jeediyey Xildhibaanada Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa, taas oo isugu jirtay dhiirigelin, hoga-tusaaleyn iyo...
DAAWO – Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay socdaal shaqo u baxay Dalka Itoobiya oo uu Marti-qaad Rasmi ah ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

