HomeMUSTAXIIL: Ciidamada Liyuu Booliska Ismaamulka Soomaalida oo Dad Shacab ah ku Laayey...

MUSTAXIIL: Ciidamada Liyuu Booliska Ismaamulka Soomaalida oo Dad Shacab ah ku Laayey Soohdinta u Dhaxaysa Itoobiya iyo Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

MUSTAXIIL (SLpost)- Ciidamada Liyuu Booliska ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, ayaa la sheegay inay 15 Qof oo shacab ah ku laayeen Degmada Mustaxiil ee ku taala Xadka u dhexeeya Dalalka Somaliya iyo Itoobiya.

Wararka ka Imanaya ka imanaya deegaankaas, ayaa sheegayaa in falkan xasuuqa ahi ka dhaxay  degaano u dhexeeya degmooyinka Qalaafe iyo Mustaxiil, ka dib markii sida la sheegay Kolanyo ciidankaasi ah koox hubaysani weerar ku qaadeen.

Warku waxa uu intaas ku daray in kooxda hubeysani ay weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan Liyuu Booliska, kuwaasoo qasaare soo gaadhsiiyay, dabadeed-na ka baxsaday.

Ciidamada Liyuu Boolisku Iyagoo weerarkaasi ka jawaabaya, hawl-galo ay sameeyeen oo ka dhacay Qalaafe iyo mustaxiil inta u dhaxaysa, ayaa sidoo kale lagu qabqabtay dad farabadan oo qaar la dilay.

Nabadoon Cumar Shiikh Yuusuf oo ka mid ah Cuqaasha deegamadaasi ayaa warbaahinta u sheegay in Nin ay walaalo ahaayeen uu ka mid ahaa 15 qof ee la dilay.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Ciidamada Maamulka Kilalka Shanaad iyo dawladda toona, waxaanay wararku intaasi ku darayaan in dad badan la jidh dilay, isla markaana bvaro kac bulsho halkaasi ka bilaamay.

Ciidanka Liyuu Booliska oo ah cutubyo tobanaan kun gaadhaya oo u tabobaran una hawl-gala qaabka Milatariga, ayaa inta badan xad-gudubyo kala duwan ka geysta Deegaamada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxaanay inta badan hawl-galladooda ku bartilmaameedsadaan dadka Shacabka ah.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories