HomeShirkada Al-Najah 571 oo aan wax Taageero iyo Waxtara Midna u Fidin...

Shirkada Al-Najah 571 oo aan wax Taageero iyo Waxtara Midna u Fidin Ciyaaraha Gobolada Somaliland – W/Q: Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

bidaarGanacsatada reer Somaliland qaar kamid ah ayaa ka qayb-qaatay taageerada iyo dhiirigalinta ciyaraha gobolada Somaliland ee lagu dhiiri galinayo dhalinyarada, ay dhanka kalena ganacsadayaal waawayn qaar kamid ahi sida shirkada qaadka ee (571) aanay gabi ahaanba u fidin wax taageero ah ciyaarahaas ka socda Caasimada Somaliland ee Hargeisa, isla markaana dhiirigalintii ay ka mudnaayeen aan ku darsan, halka dhigooda kale ee shirkadaha ganacsatada qaar badan oo kamid ahi wax tar iyo taageero ay u fidiyeen ciyaaraha dhalinyarad lagu dar-dar galinayo, si looga saaro qabyaalada. Shirkadahaas waxtarka iyo dhiirigalinta u fidiyay dhalinyarada ku ciyaaraysa dhamaan gobolada Somaliland muuqaaladooduna ay ku xardhanyiin garoonka Hargeisa Stadium ee ay ka socdaan Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Hadaba  mulkiilaha guud ee shirkada 571 Xaajir Kaysar Tarabi (Ina-afdiinle) oo uu muuqaalkiisu ka dhex-muuqday furitaankii ciyaarihii koobka gobolada ee Madaxwaynuhu xadhiga ka jaray.

Si kastaba ha ahaateen shirkada Al-najah oo ka mida shirkada ganacsi ee dalka ugu balaadhan isla Markana  Dakhli Badani uga soo Xarodo Dalka.

Ayaan Tageeradi iyo Waax Ku Soo Ceelinti Shacbiga anay Haba yarate ka Muqan Dhirigalintan Aay Shirkada Dhigisa ahi Ku Mashquulsan yihin inay shicibkoda Waax ku soo Celiyaan taaso loo bahna inu ka dheex Muuqdo Shirkad ahaan.

Dhinaca Kale Shirkadan Oo Dalka ku soo Warida Jaad Ka ugu Badan ee inooga yimaada Dalka Ethiopia kaas oo ay bulshadeena kaga baxdo kharash fara badan oo dalka iyo dadkaba wax u tari lahaa, oo haddii lagu bedelo waxyaabo kale oo faa’iido badan u keeni lahaa ummadda.

Gebo –gebadii marka la eego ganacsiga ay shirkadan hayso (qaadka) waxa kuu muuqanaya inaanay haba yaraateen wax ay dalka ka saaraan mooyee waxba soo galin.

Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)

Cabdiraxiim9909@gmail.com

Hargaysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories