“Xisbiga UCID waxa uu Cambaareynayaa fara-gelinta iyo xad-gudubka siyaasadeed ee joogtada ah ee ay dawlada Somaliya ku hayso Jamhuuriyada Somaliland” – WARSAXAAFADEED
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa cambaareeyey tallaabooyinka ay dawladda Soomaaliya ku curyaaminayso heshiishkii ka soo baxay wada-hadalladii dalka Turkiga ku dhexmaray...
Xusuustii Mooge Yare Iyo Xuska 18 May! – W/Q: Fouad Abdisalam
Mooge waa wiil yar oo hada da'diisu tahey 22 Jir, waxaa uu dhashey dhawr bilood ka hor 18 May oo ah maalintii xornimada somaliland...
Somaliand; Saddex ay Mahadisay iyo Saddex ay Eeday Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe
Dhacdo kasta oo aduunka ku soo martaa waxay leedahay asbaabo ama arrimo lala xidhiidhiyo dhacdadaa. Taariikhduna waxay dib uga faalootaa wixii keenay iyo cidii...
GARNAQSIGA KA-DOORBIDA (Maanso) – W/C: Maxamuud Saleebaan
Magacaygu waa Maxamuud Saleebaan X, Ducaale (Afweyne) oo loo yaqaano maxamuud (FEBRAAYO). Waxaan ku dhashay tuulada Yufle oo 28 km dhanka W/galbeed kaga beegan degmada...
ISTANBUL: Ardayda iyo Jaaliyadda Somaliland ee Turkiga oo Wacdaro ku muujiyey Xuska 22-guurada Maalinta Qaranimada (SAWIRRO)
Istanbul (SLpost)- Munaasibad si ballaadhan loo soo agaasimay oo ay soo qabanqaabayeen Ardayda wax ka barata iyo Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Turkiga,...
Mudan U Gaar Ah Dugsiyada QUULLE AADAN Maankuna Suntay – W/Q: Saeed Mohamoud Gahayr
Haa.. had iyo jeer xusuus gaar ah ayay garaadka ku leeyihiin Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ee Loogu magac-daray halgamaagii weynaa Cismaan Aadan Dool...
AROOS WACAN: Maxamed Dr Cabdilaahi Sh. Maxamed (Walaaleeye) iyo Muna Cismaan Cali
Cali Sheekh Maxamed Cisman (Walaaleye) iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cisman (Walaaleye) iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Dr, Cabdilaahi Sheekh Maxamed (Walaaleye) xaaskiisa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

