Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

“Yurub Baan ka Gacan Haadiyaa Markaan Guuraawee” – W/Q: Maxamed Siciid Gees ~ Qaybtii 11aad

Isma ogo ismiidh iyo ninkii ayro fuufsaday eh Isma oga agoon iyo ninkii aabahood dilay eh, Isma ogo waraabaha amliyo awar habeensaday eh Dagaalkii dunida ee labaad...

Xukuumadda oo ka hadashay Eedaymo loogu jeediyey Tacaddiyo ka Dhan ah Saxaafadda, Jawaab aan lagu Qanci karina ka bixisay Cilladaha Joogtada ah ee Radio...

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland  Mudane Abiib Diiriye Nuur (Abiib-Timo-cad), ayaa  cambaareeyay falkii dhawaan laba nin oo madaxa soo duubtay ay...

“Xisaabtu Waa Maaddo lagu garto Ardeyda Dedaalka badan,Kuwa maskaxda iyo…” (Maths = X iyo Y) – W/Q: Ceelaabe

Tan iyo Markii aan Waxbarashada Dugsiga bilaabey,Marna Maadada Xisaabtu Kamey maqneyn Waxbarashadii xidhiidhka aheyd ee aan ku soo Jirey.Xisaabtu waxa ay ku Jirtey Maadooyinka...

Mushaharrada Shaqaalaha Dawladda oo la hagaajiyaa waxay horseedi kartaa caddaalad bulsho iyo yaraynta musuq-maasuqa ~ W/Q: Garyaqaan Cabdikariim (Suldaanka)

Waxaan doonayaa manta inaan maqaalkaygan ku soo qaato musharada shaqaalaha dawlada oo la hajaajiyaa wax hagaajin karto. Wadanka kasta oo aduunka  mid ah horumarkiisu waxa...

Fanaanniinta Xiddigaha Geeska oo Booqasho Niyad-dhisid ah iyo Taageero ula tagay Xarunta Derbi-jiifka Hargeysa

Hargesya (SLpost)- Hobollada ku bahoobay Kooxda Casrigan Shidday fanka Mandaqada ee loo yaqaan Xiddigaha Geeska oo saldhigoodu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa shaaciyey bandhig faneed...

GUUL IYO GUUL-DARRO GAADHI WADA SAARAN: Waa Maan Guracan Iyo Garasho Jaan (3) – W/Q: Axmed X. Cabdilaahi Rooyaaye

Bariido dabadeed, Akhristeyaal/Saaxiibayaal, qormadii tan ka horeysay ee taxanaheena waxaynu ku  daah furnay go’aamo heer Madaxweyne ah oo kasoo burqanayay Qasriga Madaxtooyada, kuwaas oo...

Historical Landmarks in Somaliland, Somalia, and Greater Somalia – By Abdisalam Yassin Mohamed

Since we are in a period in which an intensified international effort is being made to make peace and find a lasting solution for...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img