HomeFaysal Cali Waraabe oo Kulan aan Ujeeddadiisu Caddeyn la Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya...

Faysal Cali Waraabe oo Kulan aan Ujeeddadiisu Caddeyn la Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya (DAAWO SAWIRRO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa kulan casho-sharaf ah oo aan ujeeddadiisu caddeyn la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wefti uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Ingiriiska.

FAYSAL CALI WARAABE OO KA DHEX MUUQDAKulanka Casho-sharafta ah ee Dhexmaray Faysal Cali Waraabe iyo Madaxda Soomaaliya, ayaan ogeyn inuu ahaa Mid hore loo qorsheeyey, lamana shaacin ujeeddada iyo waxyaabaha ay kulankaas ku soo qaadeen labada dhinac.

Ma aha markii u horeysay ee Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe uu London kula kulmo madaxda dawlada Soomaaliya oo Booqaneysa London.

faysal 2Guddoomiye Faysal waxa uu hore Sidan oo kale sanadkii Hore ula kulamy wefdi ka socday Soomalaiya oo uu hogaaminayay wasiirkii hore ee dawlada KMG aheyd mar ay London wadahadalo ku dhex marayeen iyaga iyo Somaliland.

Si kastaba ha ahaatee kulankan ayaa u muuqday mid farxad geliyay wefdigii uu hogaaminayay madaxweynaha Soomaaliya ee London booqashada ku joogay, maadaama ay la kulmeen Masuul ka mid ah hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalka, haseyeeshee Guddoomiye Faysal ayaa lagu yaqaannaa inuu ku ad-adag yahay Qadiyadda iyo Arrimaha Siyaasadeed ee Somaliland.

FFFF (1)Guddoomiyaha  UCID iyo Xisbiga uu hoggaamiye, ayaa looga fadhiyaa inay caddeeyaan ujeeddada kulanka dhexmaray Madaxda Soomaaliya iyo waxyaabaha ay ka wada-hadleen.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories