HomeWIILKII MAANTA XAASKIISA KU GOWRACAY MAGAALADA BURCO OO GOOR DHAWEYD GACANTA LAGU...

WIILKII MAANTA XAASKIISA KU GOWRACAY MAGAALADA BURCO OO GOOR DHAWEYD GACANTA LAGU SOO DHIGAY

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco(SLPost) Waxaa goor dhaweyd gacanka lagu soo dhigay Maxamed Axmed Xirsi oo ah wiilkii maanta gacantiisa qudha kaga gooyey xaaskiisa, kaasi oo maanta ku dilay magaalada burco gaar ahaan xaafada riiga bukhleeye, ciidamada booliska ayaa goordhawyed gacanta ku soo dhigay.

Qabashada Wiilkan dhalinyarada ah ee maanta geystay dilka ayaa waxaa noo xaqiijiyey qaar kamida xildhibaanada golaha deegaanka burco oo iyagu ku jiray daba galka wiilkaasi oo goobta uu ku suganyahay waxaaana noo xaqiijiyeen in imika uu ku jiro gacanta ciidanka booliska.

T4

Ka dib markii uu wiilkani maanta geystay gawraca uu ku sameeyey xaaskiisii oo ahayd gabadh ay isku cusbaayeen ayaa waxaa uu ka baxsaday goobta waxaana islamarkiiba ay ciidanka boolisku jeelka u taxaabeen aabiihii axmed xirsi iyo qaar kamida eheladiisa oo gaadhaya ilaa 10-ruux, kuwaas ooo dhamaantoodba hada jeelka ku jira.

Sidoo kale waxaan wali la aasin meydkii marxuumada maanta geeriyootay oo iyadu ahayd sowjadii wiilka bireeyey, waxaana ay tahay dhacdo iyadu ugub ku ah dhulka somalida, waana dhacdadii ugu horaysay ee nooceeda ah ee reer aroosi ku baaba,0.

somalilandpost.net

Burco

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories