HomeADDIS ABABA: Weftigii Madaxweyne Ku-xigeenka oo Caawa u Duulley Ingiriiska iyo Wasiirka...

ADDIS ABABA: Weftigii Madaxweyne Ku-xigeenka oo Caawa u Duulley Ingiriiska iyo Wasiirka Ganacsiga oo Weftiga ka Hadhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ujeeddada Socdaal Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Xubno Golaha Wasiirrada ka tirsani ugu Baxeen Dalka Ingiriiska (DAAWO)Addis Ababa (SLpost)-Wefti Xukuumadda Somaliland ah oo uu hoggaaminayo  Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya una sii jeediyey Dalka Ingiriiska, ayaa caawa ka dhoofay madaarka Addis Ababa, ka dib markii Safaaradda Ingiriisku weftiga u ogolaatay Dal-ku-galka Britian.

Weftiga Madaxweyne ku xigeenka oo dalka Ingiriiska u tagaya inay jaaliyadda Somaliland ee UK kala qayb-galaan Xuska munaasibadda 18-ka May,  waxa ku wehelinaya Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale, Wasiirka Ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Kulmiye Maxamed Kaahin, Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki, la-taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Haweenka Amaal X Miisaan iyo Marwada Madaxweyne ku-xigeenka.

Warkan oo ay noo xaqiijiyeen xubno ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Addis Ababa, Waxa caawa u suurto-gashay weftiga inay u dhoofaan dalkaasi Britain ka dib markii Safaaradda Ingiriisku maanta u ogolaatay Fiisayaasha xubnaha Weftiga, haseyeeshee waxa ka hadhay weftiga Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif oo sabab aan la garanayn looga reebay Weftiga, in kasta oo la sheegay inuu ka daba-bixi doono labada maalmood ee soo socda.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories