HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Maanta Gelinkii Dambe ka dhoofay Dalka, una sii Jeeda...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Gelinkii Dambe ka dhoofay Dalka, una sii Jeeda Britian

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta gelinkii dambe ka dhoofay gegida diyaaradaha Caalamiga ee Egal International Airport ee magaalada Hargeysa isagoo ku sii jeeda Waddanka Ingiriiska oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaaliya.

safarka siilaanyoMadaxweyne Siilaanyo oo ay safarkiisa ku weheliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada, oo sii mari-doona dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, ayaa dalka Britain kala hadli doono arrimo khuseeya Somaliland, walow uu dalkaas ku sugan yahay madaxweynaha Soomaaliya oo shalay kulmo la lahaa Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameroon.

safarka siilaanyo (6)Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo warbaahinta kula hadlay gegida diyaaraha ka hor intii aanay ka dhoofin madaarka, ayaa socdaalka madaxweynaha ku micneeyey mid la xidhiidha cilaaqaadka wada-shaqayneed ee Somaliland la leedahay Britain iyo sidii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhinacyada amniga mandaqadda.

safarka siilaanyo (5)Dhanka kale, madaxweyne Siilaanyo oo la filayey inuu Saakaba u amba-baxo socdaalkiisa, ayaa baaqday muddo dhowr saacadood ah, iyada oo khilaaf soo kala dhex-galay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo ka biyo-diiday digreeto xalay xilka lagaga qaaday guddoomiyihii gobolka Awdal Axmed Sidci.safarka siilaanyo (4)

safarka siilaanyo (3)safarka siilaanyo (2)Digreetadan madaxweynuhu xilka kaga qaaday masuulkaas, ayaa daboolka ka qaaday khilaaf huursanaa oo labada masuul u dhexeeyay muddooyinkii u dambeeyey, kaas oo salka ku haya arrimaha xiisadda ka taagan degmada Saylac iyo dhacdooyin todobaadkan ka dhacday degmada Boorama  ee xarunta gobolka Awdal.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories