Monthly Archives: January, 2013

spot_imgspot_img

DAYOW: Maanso Cusub ~ W/T: Yaasmiin M Kaahin

Weedhsamow dabuubtii Aan daayay waayadan Xalay maanku dayn waa Damqan waa jidhkaygii Ma dareemin dhaxantii Show waan dakaamo Way durugtay ruuxduna Dunidaan warkeedii Kolba baal duljoogo Ku dawakhay dhankaygoo Xaajo iga da’ roon baan Furfurkeeda...

Jamhuuriyadda Somaliland: Qaran ku Kalsoon Amnigooda – W/Q: Amb. Kaysar Cabdilaahi

Bahal Iga Da’a weynoo Dad cun ahi ma Joogee Kuma didee Hargooloow Ha Igu Tumin Durbaanada Iyo Daasadaha Madhan (Abwaan Hadraawi)  Waxaad moodaa in beryahan danbe  dagaal Nafsaani ah lagu...

Dawladnimo Waa Kala Dambayn iyo Duulaanka Cadawga oo lawada Difaacaaye – W/Q: Cabdirisaaq Askar

Horumarka iyo Deganaanshiyaha Dalkeena  waxaa fure u ah in lagu kala dambeeyo oo la isku ixtiraamo Masuuliyadaha kala duwan ee ay u igman yihiin Madaxda...

Ma anigaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa, Ma xukuumaddaa Koonfur ku xidhan, Mise Wall-weyntii baa inaga adkaatay?

Ma anigaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa. Ma xukuumaddaa Koonfur ku xidhan. Mise Wall-weyntii baa inaga adkaatay? Halkay salaaddu ka xidhmi la'dahay? Ma...

Iskadaa Ingiriisoo Hadii Yuruboo Dhami Dareerto Anigu Ku Debci Maayo – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Dalkaygan Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu goaansadey Gooni isutaag Qaranmo Madax banaan Kaas oo ka dhacay burco 18 May 1991 Iyadoo aanan cidna taageero iyo...

“Waxaan caddaynaynaa inaanay jirin wax ku soo kordhay Somaliland oo aad ka warwartaan” – Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Xidhidhiyaha Jaalidaha Somaliland ee caalamka, ayaa shacbi-weynaha Somaliland ee ku kala sugan daafaha dunida ugu baaqay inaanay jirin xaalad amni-darro wer-wer...

Madaarkii Caasimada Hargeysa Miyaa La Duminayaa Mise Waa La Dhisayaa – W/Q: Yusuf Keyse

Marka hore waxaan salaamayaa Saxaafada madaxa banaan,sidoo kale waxaan salaamayaa  shacbiwaynaha reer Somaliland. Waxaan maanta doonayaa in aan ka hadlo madaarka caasimada hargeysa oo shaley...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img