Muuse Biixi oo shaaca ka Qaaday Mowqifkiisa Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay mowqifkiisa Musharaxnima madaxweynaha ee gudaha Xisbiga, isaga oo sheegay in cid kasta oo...
Madaxwaynaha Somaliland Oo Khudbad-sanadeedkiisa u Jeediyay Gole-weynaha Baarlamaanka, si adagna uga Hadlay Aqoonsiga Maraykan ee Soomaliya iyo Dhawaaqii ka soo Yeedhay Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)– Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta labada Gole ee baarlamaanka Somaliland u jeediyay khudbad-sanadeedkiisa Dastuuriga ee sanadkan cusub ee...
Somaliland News
President Ahmed Silanyo Gives Address to Joint Meeting of Guurti and Representatives (Parliament)
Hargeysa (SLpost)- The President of Somaliland Hon. Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) has today given a historical presidential address to a joint meeting of the...
Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Intaan Ka Arkay (1), W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Haa.. waa la maagaa.. la dhaliilaa… laga mahad-sheegtaa... lagu hal-qabsadaa… magacna laga raadiyaa Xirsi baa ila soo hadlay ama xaajo aannu wada gorfaynnay. Waa...
Ma-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed C/laahi ~ Qaybtii 4aad
Bal u fiirso laba sanadood oo is-xiga (2010 iyo 2011 ) khudbadihii uu madaxweynuhu kajeediyay fadhiyadii wada jirka ahaa ee baarlamaanka isagoo kahadlaya xaalada nebedd gelyada,maantana la filayo in khudbad sanadeedka (30 January) uu jeedin doono inay kamid tahay shaqaaqadaasi.
Taariikhda Al-islaax Soomaaliya – W/Q: Cali Coomay
Ururka Al-islaax waxa la aasaasay sannadkii 1978 bishii julaay. Dhinaca fikirka iyo mabaadiida waxay aad ugu dhaw yihiin ikhwaanu muslimiinta adduunka. Waxay xidhiidh toos...
Garsoorkii Haayada SHaqaalaha Dowlada + Shaqaalaysiintii Farsamaysnayd ee wasaaradda Maaliyadu wadatay
Waxay ahayd badhtamihii bishan gabagabada ah ee January, 2013 markii Wasaarada Soomaaliland ee Maaliyadu ay isku dayday in qaadato SHaqaale lagu sheegay tanbareeri oo badankoodu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

