SOMTEL iyo Telefishanka Qaranka oo wada-jir u tijaabiyey Barnaamij ay Shirkaddu si Toos ah ugu Baahinayso Ciyaaraha Goboladda
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Somtel, ayaa tijaabisay barnaamij xagga baahinta wararka ah internetka ah oo toos ah kaasi oo ay...
Dhalasho Farxad Leh: Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr
Xaaji C.Kariin Xuseen Yuusuf, Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir, Boqor Raabbi Yuusuf C.Laahi, Suldaan Aadan Faarax, C.Kariin Maxamed Iid, Xaaji Maxamed Ismaaciil Bidhaan, Khadar Maxamed...
Geeri Naxdin Leh: Inna lillahi wa inna ilayhi rajicuun
UCID -) Waxay dhamaan masuuliyiinta, xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta xisbiga Cadaalada iyo daryeelka –UCID, Gaar ahaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo M.Madaxweyne Jamaal Cali...
Deg-deg: Dabley Hubaysan oo Ganacsade Caan ah ku Dhaawacay Badhtamaha magaalada Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Dabley hubaysan oo aan haybtooda la Aqoonsan, ayaa goor-dhawayd Badhtamaha magaalada Laasacanood ku dhaawacay Nin Ganacsade ah oo si weyn looga yaqaano...
Aafada Ka-Ganacsiga Dhulka oo Xukuumaddu u Aqoonsatay Mushkiladaha Cadaaladeed ee ugu badan Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa mushkiladda cadaaladeed ee dalka ugu badan ku tilmaamay ka-ganacsiga dhulka iyo inuu Gacanta ugu...
SHEEKO KALE KEEN: Wacad Ma leeyahay? – W/Q: Prof. Abdisalam Yassin
Mas iyo reer ayaa meel wada degay. Markii lays arkaa cabsiyi timi oo la kala baqay. Dhowr jeer ayaa reerki isku deyay inuu maskii...
Jaahwareerka Wasaarada Maaliyada iyo Jabkii ay Kala Kulantey Kordhintii Cashuuraha Qaadka oo ay Ku Muuseysan tahey Dagaalkii Dhagaha Libaaxa ee Wasiirrada U Dhexeeyay
Sida lawada ogyahey Waxa uu Dhawaan Wasiirka Wasaarada Maaliyadu dhawaan hor keenay Golaha Wakiilada ee uu kamid ahaan jirey Hogaankiisa Miisaaniyadii 2013ka arintan oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

