HomeMuuse Biixi oo shaaca ka Qaaday Mowqifkiisa Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye

Muuse Biixi oo shaaca ka Qaaday Mowqifkiisa Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay mowqifkiisa Musharaxnima madaxweynaha ee gudaha Xisbiga, isaga oo sheegay in cid kasta oo ka mid ah Golaha Dhexe ee xisbigu xaq u leedahay inay isa sharraxdo, isla markaana ay wada-tartamayaan haddii Madaxweyne Siilaanyo mar kale isa soo sharraxo.

Muuse BiixiGuddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo maanta la waydiiyay sida uu arko hadal dhawaan ka ka soo yeedhay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Kulmiye Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo ah Mudane ka tirsan golaha Wakiilada, kaas oo ahaa in Madaxwayne Siilaanyo mar labaad u taagan yahay Musharaxa Madaxwayne ee Kulmiye, ayaa sheegay in cid kasta oo golaha dhexe ahi isa sharraxi karto isla-markaana xaq u leedahay inay ka dhex tartanto shirka Golaha Dhexe oo loo asteeyay bisha Afraad ee Sannadkan 2013-ka.

“Cidkasta oo ka tirsan golaha dhexe ee xisbigu waxay xaq u leedahay inay iska sharaxdo xisbiga gudihiisa. Aniguna waxaan ka mid ahay musharixiinta tartamaysa, markaa Madaxwaynaha iyo ciddii kale ee isa sharraxaysa waxa lagu soo kala baxayaa shirka Golaha Dhexe ee bish April,” ayuu yidhi Md Muuse Biixi oo telefishanka HCTV arrintan wax ka weydiiyey ka hor intii aanay bilaabmin khudbaddii madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Golaha Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Kulmiye waxa uu sheegay inaan weli la magacaabin Gudida Qaban-qaabada ee Shirweynaha Xisbiga oo loo asteeyey badhtmaha bisha April ee sannadkan, in kasta oo uu carrabaabay in haddii duruufo farsamo yimaaddaan, Xisbigu ka tashan doono.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories