HomeTaliyaha Booliska oo Digniin adag u jeediyey gaadiidka Jaadka Qaada ee Xawaaraha...

Taliyaha Booliska oo Digniin adag u jeediyey gaadiidka Jaadka Qaada ee Xawaaraha Sare ku Mara Waddooyinka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Md. Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan baabuurta Jaadka qaade ee ku soconaaya xawaaraha dheer  ku marayaan badhtamaha Suuqa magaalada Hargeysa.
Taliyaha Boolisku waxa uu intaasi ku daray inay Gaadiidkajaadka ee jidadka magaalada ku dhex mara 35km wax ka badan ay tallaabo adag ka qaadidoonaan isla markaana waxa uu sheegay inay mutaysan doonaan ciqaab iyo ganaac.
Taliyaha boolisku waxa uu xusay inay waajib tahay in la ixtiraamo laguna dhaqmo xeerka nabadgelyada waddooyinka.Wadayaashuna taxadir muujiyaan gaar ahaana maalmaha lagu jiro  diyaargarowga ciida oo suuqyada ay ku badan yihiin dadka ka iibsanaaya dharka iida oo waddooyinkuna ay aad mashquul u yihiin.
blankTaliye Fadal waxa uu digniin u soo jeediyay wadayaasha basaska kuwaasi oo uu uga digay inay dadka ku dajiyaan wadada dhexdeeda. Halka sidoo kalena gaadiidka waaweyn ee xamuulka uu uga digay inay gaadiidka saaraan rar ka badan tanka gaadhiga oo xad-dhaafa. Haddii ay saaraana ay la kulmi doonaan ciqaab iyo talaabo sharciga waafaqsan.
Taliyaha ciidanka boolisku waxa uu faray ciidamada kaantaroolada magaalooyinka laga soo galo, jooga inay kordhiyaan baadhista gaadiidka habeenkii iyo Maalintiiba. Waxaanu taliyuhu guud ahaan ciidamada booliska faray inay laban-laabaan howsha ay qaranka u hayaan maalmaha lagu jiro u diyaar-garowga ciida Fidriga ee inagu soo foolka leh.
Taliyaha boolisku waxa uu intaasi ku daray in ciddii waddooyinka gaadiidka dhigata ama si sharci-daro ah u dagta in iyana laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsa.

Somalilandpost

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories