Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Madaxweyne ku-xigeenka oo lacag u qaybiyey Dhaawacyadii Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada Buuhoodle oo Yaala Cusbitaalka Burco, kana warramay ujeeddada Socdaalkiisa Burco

Hargeysa, 13 February 2012 (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), iyo wefti baaladhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagey...

Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka oo Munaasibad aan saxaafadda loo ogolayn xilka ku wareejiyey taliyaha Cusub

Hargeysa, 12 February 2012 (SLpost)-Taliyihii ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Cabdlilaahi Xasan (Jidhif) oo  maalintii Khamiistii ee toddobaadkii hore Madaxweyne Siilaanyo  xilka laga qaaday, ayaa...

Wasaaradda Isgaadhsiinta oo markii ugu horreysay Dakhligii ugu badnaa Dawladda u soo hoysay iyo isku-xidhkii Shirkadaha isgaadhsiinta oo la dhammaystiray

Hargeysa, 12 February 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Axmed Xaashi Oday, ayaa sheegay in wasaaraddiisu markii ugu horreysay dakhligii ugu...

Musharrixiinta golaha deegaanka Gabiley ee Urur-siyaasadeedka WADANI oo soo bandhigay Barnaamijkooda Siyaasadeed

Gabiley, 12 February, 2012 (SLpoar)- Masuuliyiin iyo taageerayaal ka tirsan Urur-Siyaasadeedka WADANI ee Gobolka Gabiley, isla markaana ay ka dhex muuqdeen xubno door ah...

SHIRKA LONDON WAA SHIRQOOL LABA AFLEH – Qalinkii: Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood

Tan Iyo Intii Ay Burburtay Dawladdii Dhexe Ee Soomaaliya Burburkeeda Ay Sabab U   Ahaayeen Shacabwaynihii Ugu Badnaa Dalwaynihii La Isku Odhan Jiray Soomaaliya Waana...

Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto

Sida aad la wada socotaanba, Dugsiyadda H/Dhexe waxay ka mid tahay Waxbarashadda Aasaasigga ah. Ilmuhu marka uu soo dhamaysto ama soo Barto Quraanka Kariimka...

Ninkay Cuur La Fududdoow, Aniga Waygu Culus Tahay (Maanso) – BY CABDULKHALIQ

Waxaan Halkan Ka Salamayaa Dhamaan Reer Somaliland, Si Gaar Ah, Inta Jecel Jiritaan Ka Somaliland. Marka Labaad Waxaan Bogaadin U Dirayaa Ciidan Dalka Ee Goor...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img