Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Farriin ku Socota Muwaadin Kasta: Sidee ayaynu uga Badbaadi karnaa Qaraxyada Muqdisho ka socda?

Muwaadiniinta Qaaliga Ahow Maanta ma joogno meel aynu indhaha ka lalino ama aynu is diidsiino khataraha balaadhan ee argagixisadu ay ka wado geeska Afrika, ma...

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyey Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay diyaarinta wada-hadallada

Muqdisho, 09 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay dawladdiisu soo dhawaynayso Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay qaban-qaabinta wadahadallo...

Madaxweynaha Uganda oo Ciidamadiisa uga digay inay Xidhiidh la yeeshaan Dumarka Soomaaliyeed

Kampala, 09 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa uga digay Ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho inay xidhiidh dhinaca Jinsiga...

Shirkadda Xayaysiisyada ee ASAL oo kaalin mug leh ka qaadatay kor-u-qaadista bilicda shirweynihii WADDANI

Hargeysa, 09 April, 2012 (Ogaal)– Shirkadda daabacaadda xayaysiisyada ee ASAL ayaa qayb-libaax ka qaadatay kor-u-qaadista bilicda astaanta wadareed iyo agaasinka shirweynaha 1aad ee urur-siyaasadeedka...

Wargelin ku socota xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE

Xisbiga KULMIYE wuxuu ku war-gelinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE in shirweynihii Golaha dhexe ee xisbigu qabsoomi doono 14-ka Bishan. Sidaasi darteed, waxa...

Afhayeenka Madaxtooyada oo faahfaahin ka bixiyey Guddi Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay oo Bulshadu Aragtiyo kala duwan ka Bixisay

Hargeysa, 09 April, 2012 (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” ayaa Maanta faah-faahin ka bixiyey gudidii Wasiirada ahaa ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland...

Taliyaha Cusub ee Laanta Socdaalka Somaliland oo Xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Hay’addaas

Hargeysa, 09 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Cusub ee Laanta Socdaalka Somaliland Md. Maxamed Cali Yuusuf ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Laanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img